| | 0 views

Qarax maanta ka dhacay Xarunta CID ee magaalada muqdisho

WaraWar-deg-deg-ah-1 naga soo gaarayo  xarunta CID ee Igoyska  KM 4 magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo iyo raasaas toos ah laga maqlaayo xarunta CIDee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Dad goob joogayaal ah ayaa barmuudo.com u sheegay in xrunta CID  lagu qaaday weerar toos .

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qasaaraha uu gaystay Qaraxaasi, waxaana la sheegayaa in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa halkaas lagu Qarxiyay ka dibna dabley hubeysan ay gudaha u gashay.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=21775

Posted by on Jul 31 2016. Filed under Wararka, Wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented