| | 3 views

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxyo Ka dhacay……………………..

Goobjoogayaal ayaa u  sheegay barmuudo.com  in 2 Qarax oo ismiidaamin ah ay ka dhaceen xarunta CID, ka dibna ciidanka dowladda ay toogteen kooxihii weerarka soo qaaday.

Wararka ayaa sheegaya in 2 Qarax ay ka dhaceen irida hore ee xarunta danbi baarista , Qaraxyada ayaa la sheegay in ay ahaayeen ismiidaamin.

Waxaa istaagay isku socodka Gaadiidka iyo Dadweynaha,iyadoo Wadada Maka-almukarama ee halkaa marta ay tahay mid si weyn loo isticmaalo.

Khasaaraha dhabta ah lama ogaankaro ,laakiin wararka ayaa sheegaya inysan hada jirin dagaal ka socda xarunta CID.

1615141312

Short URL: http://barmuudo.com/?p=21778

Posted by on Jul 31 2016. Filed under Wararka, Wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented