Home » July 30th, 2016 Entries posted on “July, 2016”

Baarlamaanka Koofur Galbeed oo Mooshin gud gudbiyay

Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, waxaa maanta shir yeeshay in ka badan 40 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed, waxaana ay sheegeen in ay mooshin ka keeneen guddoomiyaha baarlamaanka ee maamulkaas oo ay ku eedeeyeen in uu ku fashilmay xilka uu hayo iyo inuu kal fadhiggii baarlamaanka ka dhigay mid caga jiid ah. […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa………………

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramaya in ay howlgal qorshaysan ay ka fuliyeen deegaanka Cabdi-Dhoore oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Deegaanka Cabdi-Dhoore ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada Hoose u jira qiyaas dhan 40 km dhanka Galbeed. Deegaanka Cabdi-Dhoore ayaa waxaa ku sugnaa dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab , waxaana la sheegaya in ciidanka […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Dhageyso:Ciidanka maamulka Ahluna Sunna ee gobolada Dhexe oo………………………….

Ciidanka maamulka Ahluna Sunna ee gobolada Dhexe ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen in lagu eedeeyay in uu dil ka geystay gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Ninka ay gacanta kusoo dhigeen ciidanka maamulka Ahlu sunna ayaa la sheegay in horaantii sanadkaan uu dil ka geystay deegaan hoos yimaada degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Ninkaan […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Danjire Jamaal Max’ed Barroow,ayaa sheegay……………….

Dalka Koofur Afrika ayaa aqoonsaday Baasaboorka Soomaaliya kadib markii sida uu sheegay Danjiraha Soomaaliya ee dalkaasi ay Koofur Afrika ku qanciyeen in ay aqoonsadaan. Danjire Jamaal Max’ed Barroow,ayaa sheegay in isaga  iyo Dowladda Koofur Afrika ay kala saxiixdeen heshiis sheegaya in Dalkaasi uu aqoonsado baasaboorka Soomaaliya. Danjire Jamaar ayaa sheegay in tani ay Dad badan […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Shabeelaha Dhexe ahna……………………..

Hey’adda Berghof oo kamid ah hey’addaha ka howlgala dalka Soomaaliya ayaa maanta siminaar soconaya mudo lix maalmood ah u furtay ilaa 200 oo aqoonyahano ah Magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Aqoon isweydaarsigaan ayaa waxaa lagu baranayaa arimaha Federaalka, nabada iyo dib u heshiisiinta iyo arimaha Dowlada hoose iyadoo fikrado lagu uruurin doono inta […]

July 30th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Ciidanka Maamulka Jubbaland oo maanta………………….

Wararka ka imaanaya maanta Magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in dhaq dhaqaaqyo miletri laga dareemayo Halkaasi iyadoo ciidanka Maamulka Jubbaland ay duulaan qaadeen. Sida lagu soo waramay Ciidanka Maamulka Jubbaland oo gaadiid dagaal wata ayaa lasoo sheegayaa inay gaareen deegaanka Buulo guduud oo duleedka Kismaayo ku yaalla. Ciidanka oo xalay ilaa shalay gelinkii dambe kadhaqaaqay […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Danjiraha Dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bakar……………………..

Danjiraha Dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bakar,ayaa ka warbixiyay Tallaabooyinka ay qaadday Dowladdiisa kadib Afgambigii dhicisoobay ee Dalkaasi ka dhacay bartamihii Bishan,waxaana arrimaha uu ka hadlay ka mid ahaa wararka sheegayay In Dowladda Turkiga aqoonsatay Baasaboorka Maamulka Somaliland,waxa laga yeelayo Bukaannadii ku jiray Isbitaalka DEVA ee ay maamuli jirtay Hay’addii Nile Academy ee laga […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Halis cuna yari oo laga baqayo in ay ka dhacdo……………………

Hay’adaha Qaramada Midoobey u qaabilsan gargaarka sida FAO,OCHA iyo FSNAU,ayaa isku raacay in Dalka Soomaaliya uu wajahayo Cunto yari kadib markii sida ay ku dhawaaqeen aanay di’in roob ku filan xilligii Guga,sidoo kalena ay saadaasha Cimillada muujineyso in Deyrta aysan di’I doonin Roob ku filan. FAO,waxaa ay sheegtay in Gobollada Somaliland iyo Puntland ay ka […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

C/llaahi Cabdi Raage oo ka mid ah Saraakiisha Ahlu Sunna oo………………..

C/llaahi Cabdi Raage oo ka mid ah Saraakiisha Ahlu Sunna ee gobolada Dhexe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in warar aan jirin laga baahiyo Maamulka Ahlu Sunna. Waxa uu sidoo kale sheegay in ay gacanta ku hayaan dad warar been abuur ah ka faafin jiray Maamulka Ahlu Sunna ee gobolada […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Maxkamad ku taalla dalka Britain ayaa ………………………..

Maxkamad ku taalla dalka Britain ayaa xukun ku riday muwaadin Soomaaliyeed oo waxkabaran jiray jaamacadda Middlesex University, kaasoo lagu eedeeyay in uu ku biiri rabay kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Syria iyo Ciraaq. Cubeyd Xasan Jaamac oo 19-sano jir ah ayaa la soo taagay maxkamada, kadib markii lagu soo oogay  inuu qorsheynaayay ku biiro Kooxda Daacish. […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented