Home » August 31st, 2016 Entries posted on “August, 2016”

Wasaarada Amniga oo ka hadashay amniga Hoteelada Muqdisho

Wasiirka Wasaarada  Amniga Gudaha dowladda Soomaaliya  Cabdirisaaq  Cumar Maxamed oo ka hadlay ammaanka Hotelada Muqdisho, ayaa sheegay hadii Maamulka Hoteelada aysan xaqiijin karin ammaanka dadka isugu imaanaayo Hoteelada in aanan loo baahneyn inuu sii furnaado Hoteeladaasi. Waxa uu sheegay dhibaatada amni ee ka dhacda Hoteelada Muqdisho kaliya inaanan dusha loo saari karin Hay’adaha ammaanka Dowladda, […]

August 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Howgallo laga Sameeyay deegaanka Lambar 50

Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa howgallo waxa ay ka sameeyeen deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howgalka ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid lagu xaqiijinayo amniga iyo sidoo kale xasiloonida deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellaha Hoose , waxaana Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay howgalka kusoo qabtay dad badan oo […]

August 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Xukuumada oo ku baaqday in lala Dagaalamo Shabaab

Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed loogu baahan yahay in ay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in shacabka iyo Ciidamada amaanka hadii ay si wadajir ah u shaqeeyaan in laga guuleysanayo cid walbo oo dooneyso iney dhibaato ka geysato Muqdisho. Sidoo kale waxa […]

August 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Caafimaadka “Dadka qaba dhaawacyada halista dalka dibadiisa ayaa loo qaadayaa”

Barmuudo.com/ Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xaaji Cabdinuur (Madeer) ayaa sheegay in dalka dibadiisa loo qaaday dadka dhaawacyadooda halista yihiin ee ku waxyeeloobay qaraxii cuslaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa bogaadiyay howsha dhaqaatiirta Soomaaliyeed iyo dadaalka ay u galeen bad baadinta dadkii shalay ku dhaawacmay qaraxii shalay.   “Dadka dhaawacyada halista ah […]

August 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Qatar oo sheegtay in ay xoojineyso dib u dhiska Ciidanka Xoogga

Dowladda Qatar ayaa sheegtay in ay xoojineyso dib u dhiska Ciidanka, Qalabeynta Ciidanka iyo sidoo kale horumarada xagga Difaaca ee Ciidamada. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Difaaca Dowladda Qatar ayaa sheegay Wasaaradda Difaaca Qatar in ay gacan ka geysan doonto dib u dhis ballaaran oo lagu sameeyo xarunta Wasaaradda Difaaca Soomaaliya iyo xoojinta ammaanka Xeebaha Dalka. […]

August 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Musharax u taagan kursiga Xildhibaanka beesha Moobleen Cismaan + Sawirro

Xaflad aad u balaaran oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan labba boqol {200} oo xubnood oo isugu jirey siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka, saraakiil ciidan, culumaa’udin, waxgarad, qurba joogta, haweenka iyo dhallinyarada beesha Moobleen Cusmaan looguna tala galay soo bandhigida musharaxa u taagan kursiga Xildhibaanka beeshaasi ayaa lagu qabtay Hotel Safari ee Magaalada Muqdishu. […]

August 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Tahriibayaal laga soo bad baadiyay Badda liibya

Ciidamada illaalada xeebada Dowladda Talyaaniga ayaa xeebaha Dalka liibya ka soo bad baadiyay Ku dhawaad 6,500 oo Qof oo tahriibayaal ah kuwaas oo ay ku jiraan Soomaali. Howlgal ay sameeyeen ciidamada illaalada xeebada Dowladda Talyaaniga ayaa suurtagelisay in la soo bad baadiyo dhowr Doomood oo ka sameysan Alwaaxda kuwaas oo ay soo buux dhaafiyeen Muhaajiriin. Ciidamada ayaa […]

August 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Kenya oo gacanta ku dhigtay rag doonayay in ay ku biiraan Daacish

Sida lagu daabacay wargeysyada ka soo baxa gudaha dalka Kenya ayaa waxaa la sheegay in ciidamada Booliska dowladda Kenya ay soo qabteen xubno doonayay in ay ku biiraan kooxda daacish. Saraakiil ka tirsan Kenya ayaa sheegay in howlgallo ay ku soo qabteen rag ka tirsan daacish oo ku dhuumaaleysanayay Kenya oona doonayay in ay dhibaato […]

August 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Faah faahin Weerarkii lagu qaaday Hotel SYL “Sawiro”

Waxaa faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxeysaa weerarka Qaraxa loo adeegsaday ee barkhanimdii maanta lagu qaaday Hotelka SYL ee ku yaalla afaafka hore ee Madaxtooyda Soomaaliya. Xilliga weerarka lagu qaadayay Hotelka SYL ayaa waxaa ka socday shir looga hadlayay amniga, sidoo kale waxaa halkaasi ku sugnaa Mas’uuliyiin ka tirsan Labada Gole ee Dowladda […]

August 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Sawirada: Weerarkii lagu Qaaday Hotel SYL

Weerar Qarax loo adeegsaday ayaa Goor dhow lagu weeraray HotelSYL oo ka soo horjeeda Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay lagu dhuftay. Wararka ayaa sheegaya in Gaarigan oo noociisa weli aanan la ogaanin, balse aad u miineysnaa lagu dhuftay Afaafka hore ee Hotelka SYL oo u dhow Madaxtooyada Soomaaliya. […]

August 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented