| | 0 views

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo furay shirka mdasha wadatashiga Qaran

xxxxxxxxxxxbarmuudo.com_Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka madasha wadatashiga Qaranka oo ah kii ugu dambeeyay shirar ka dhacayay dalkeena Soomaaliya.

Shirkan waxaa ka qeybgalaya madaxda maamulgoboleedyada dalka ka jira iyo madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana looga arrinsanayaa arrimo la xiriira dhameystirka hannaanka doorashooyinka dhawaan ka dhici doona dalka.

IB0A2475IB0A2478IB0A2483IB0A2487IB0A2489IB0A2499IB0A2504IB0A2505

Short URL: http://barmuudo.com/?p=21908

Posted by on Aug 3 2016. Filed under Photo News, Wararka, Wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented