| | 3 views

7 Haween ah oo lagu Kufsaday Kismaayo

Kismayo-100x70Dhacdooyin laga naxo ayaa laga soo sheegayaa inay ka dhaceen Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubada Hoose waxaana saacado is xig xigay ay arimahaasi dhaceen.

Ciidanka Maamulka Jubbaland ayaa lagu Eedeeyey inay 7 Haween ah oo Qaarkood Carruur Leeyihin kufsi ugeysteen Xalay iyadoo qaarkood dhaga adeeg isku dayeyna la dhibaateeyey.

HALKAAN RIIX SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Sargaal katirsan kuwa Dawlada Soomaaliya ee Kusugan Kismaayo ayaa warbaahinta usheegay in Haweeneey isku dayday inay qeyliso tooreey la gal galiyey oo dhaawaceeda ay hadda taallo Cusbitaalka Kismaayo.

Dhinaca kale waxaan weli war laga helin Maamulka Jubbaland oo ay kaga hadlayaan Eeda loo soo jeediyey waxaana dhacadada Haweenka lagu kufsaday la sheegay in Naceyb Qabiilo gaar ah loo sameeyey.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=22033

Posted by on Aug 13 2016. Filed under Photo News, Wararka, Wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented