| | 1 views

Xukuumada oo ku baaqday in lala Dagaalamo Shabaab

wasWasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed loogu baahan yahay in ay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in shacabka iyo Ciidamada amaanka hadii ay si wadajir ah u shaqeeyaan in laga guuleysanayo cid walbo oo dooneyso iney dhibaato ka geysato Muqdisho.

Sidoo kale waxa uu sheegay in loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Muqdisho iney si dhab ah ula shaqeeyaan Ciidamada amaanka.

Waxa uu sheegay in wada shaqeynta shacabka ay muhiim u tahay laamaha amaanka ee Dowladda.

w/q: abdijibar bocor 

xafiiska warqabadka shabakada barmuudo muqdisho somaliya

Info barmuudo@hotmail.com

Tel: 0615749191/0615955027

Short URL: http://barmuudo.com/?p=22312

Posted by on Aug 31 2016. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented