Home » August 30th, 2016 Entries posted on “August, 2016”

DEG DEG: Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow Qarax aad u culus lagu weeraray afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya, halkaasi oo Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay lagu dhuftay. Wararka ayaa sheegaya in Gaarigan oo noociisa weli aanan la ogaanin, balse aad u miineysnaa lagu dhuftay […]

August 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Wafdi iyo ciyaartoy ka socota Xiriirka Shataranjiga Somaaliya oo Muqdisho ka ambabaxay

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde International Air Port waxaa maanta ka ambabaxay wafdi iyo ciyaartoy ka tirsan Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya, waxaana wafdiga oo ku sii jeeda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan ay ka qeyb gelayaan tartan caalamiga ah ee Chess-ka Adduunka. Wafdiga oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya Axmed Xasan Cabdi (Wataac) […]

August 29th, 2016 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Cabduqaadir Baariyow oo Digniin ka soo saarey Hotelada Baariyow One iyo Baariyow Two

“Markii aan Warbaahinta ku baahiyey Dukumentiyadii ku saabsanaa Hoteladda Baariyow One Baariyow Two kuwaa oo ka Marqaati kacaya Lahaanshaha Hoteladaas ayaa waxaa dhacay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud uu Xeer Ilaalinta ku amrey in Kiiskaas la xiro” sidaa waxaa yiri Cabduqaadir Maxamed Aadan Baariyow oo sheegey in uusan ka Daali doonin soo Bandhigista […]

August 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

waxaa maanta magaalada muqdisho aas qaran loogu sameeyay wx marxuum maxamed cali samatar

Waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay xarunta wasaarada Gaanshaandhiga Soomaaliya alle ha u naxariiste Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii dowladda Dhexe ee Soomaaliya. Meydka Marxuumka ayaa la geeyay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya halkaas oo Salaadda Janaasada ay kula tukadeen Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo shacab aad u farabadan. Aaska Waxaa kasoo qeygalay […]

August 25th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Wareegto: Puntland oo Mamnuucday Gaadiidka Koonfurta Ka Keena Qaadka

Barmuudo.com/ Maamulka Puntland ayaa mamnuucay Gawaarida maamulka Puntland kasoo galaysa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in maamulka Puntland ay joojiyeen Gawaarida ka imaanaysa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Puntland waxa ay sheegtay in ay muhiim tahay in la adkeeyo amniga deegaanada maamulka Puntland. Gaadiidka Qaadka ka […]

August 25th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Puntland oo xukun Dil ah fulisay

Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil ah ku fulisay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Puntland sida uu warbaahinta u sheegay Xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada Qalabka Sida ee Puntland C/kariin Xasan Firdhiye. Sarkaalkaan la toogtay maanta oo Axad ah ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Ceydaruus Daahir Maxamed oo ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta Puntland, kadib markii uu […]

August 14th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Caruur ku geeriyootay Duqeyn ka dhacday Iskuul ay dhiganayeen

Takhaatiirta aan Xuduudda laheyn ayaa sheegtay in Duqeyn ka dhacday Iskuul ku yaal magaalada Sacda ee Waqooyiga Yeman, ay ku geeriyoodeen in ka badan 10 caruur ,Laakiin dhinaca Dawladda Yeman weli wax bayaan ah  kama ay soo saarin weerarkaa lagu laayay caruurta. Afhayeenad ku hadashay magaca Ururka Takhaatiirta aan Xuduudda laheyn, ayaa sheegtay inay Indhaheeda […]

August 14th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Daawo: Madaxweynaha oo saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah qalinka ugu duugay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka. Madaxweynaha oo munaasabaddan khudbad ka jeediyay ayaa sheegay in dhowrista xuquuqda aadanaha ay qeyb ka tahay dhismaha dowlad wanaagga iyo in nabad iyo caddaalada lagu wada noolaado. “Saxiixa sharcigan waxaa […]

August 14th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Duqeymo ka

Duqeyntan oo dhacday Khamiistii la soo dhaafay ayaa waxa ay ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe, warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaaraha ka dhashay Duqeyntan. Isgaarsiinta degmada Saakow oo hawada ku soo laabtay awgeed ayaa waxaa inoo suurta gashay inaan xiriiro la sameyno qaar ka mid ah dadka Deegaanka, waxaana ay sheegayaan in khasaare […]

August 14th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Kulanka Hull City vs Leicester City: Yaa Kusoo Bilowday? Yaase Kursiga Galay?

Riyad Mahrez, Ahmed Musa Iyo Jamie Vardy ayaa si wadajir ah ugu soo bilowday safka Leicester City iyadoo macalin Claudio Renieri uu isbadal weyn ku sameeyay shaxdiisa. Mendy ayaan loosoo xulan kulankaan iyadoo King uu buuxin doono booska dhexe ee Leicester City kulanka maanta, Foxes ayaana bilaabi doonta dagaal weyn oo ay dooneyso iney ku […]

August 13th, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Ciyaaraha,Wararka Caalamka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented