Home » September 28th, 2016 Entries posted on “September, 2016”

madaxweynihii hore ee soomaali sheekh shariif sheekh oo maanta la kulmay masuuliyiin ka tirsan safaarada masar

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ahna musharax u taagan xilka M/weynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa hoyga uu degan yahay ee magaalada muqdisho waxa uu kulamo kala duwan kula qaatay qaar kamid ah safiirada dalalka caalamka ee jooga magaalada Muqdisho, iyaga oo isla soo qaaday xaaladaha guud ee dalka iyo sida ugu wanaagsan ee […]

September 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Qaramada Midoobey oo walaa ka muujisay dib u dhaca doorashada Somaliya

Kadib markii Guddiga Doorashada dadban ee dalka Isniintii ay shaaciyeen in muddo bil ah dib loo dhigay Doorashada la filaayo inay dalka ka dhacdo, ayaa waxaa soo baxaya walaac ay muujinayaan Xubnaha Qaramada Midoobay. Michael Keating Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha Somaliya ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan dib u dhaca ku yimid Doorashooyinka Somaliya. […]

September 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Sargaal ka tirsan ciidanka uganda oo alshabaab ey soo bandhigen iyo amisom oo arintaa ka hadashay

Ururka Al-shabaab ayaa soo bandhigay Muuqaal Video oo uu ka soo muuqday Askari Ugandese oo ka tirsanaa Hawlgalka AMISOM, kaasi oo ay Dagaalamayaasha Al-shabaab ku qabteen weerar ay bishii September ee sannadkii hore ku qaadeen Saldhigga Ciiddanka AMISOM ku lahaayeen Degaanka Jannaale ee Gobalka Sh/hoose . Askarigaasi oo lagu magacaabo Masasa M.Y. ayaa ugu baaqay […]

September 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Puntland oo sheegtay in ay Al-Shabaab ku weerartay deegaanka Jeexdin

Saraakiil ka tirsan ciidanka maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaal ay  ku qaadeen deegaanka Jeexdin oo ay isku aruursanaayeen xubno ka tirsan Xarakada Al-Shabaab oo doonaayay in ay weerar ku qaadaan deegaanka maamulka Puntland. Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka Jeexdin oo ku yaalla duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Sarkaal sare oo ka tirsan […]

September 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Allaha Unaxariistee Wariye C/casiis Xaaji Oo Muqdisho Lagu Aaasay

Waxaa Magaalada Muqdisho Aas loogu sameeyay gaar ahaan Dugsiga Sare ee Jeneraal Kaahiye Ex School Politicia Allaha u naxariistee Wariye Cabdicasiis Maxamed Cali ( Xaaji) oo Gelinkii dambe shalay Kooxo Hubeysan ku dileen Magaalada Muqdisho. Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka soo qeyb  galay qeybaha Bulshada Soomaaliyeed , sida Bahda Saxaafadda, Arday, Masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka […]

September 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa dib u furmay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee suuqa bakaaraha

Waxaa goordhow dib u furmay goobihii Ganacsiga Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaro ka dib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwo AMISOM ay saakay ka sameeyeen howgal balaaran oo lagu soo qabtay dad badan. Goobihii ganacsiga ayaa furmay , waxaana sidoo kale caadi kusoo noqday isku socodka Gaadiidka iyo sidoo kale dad weynaha. Ciidamada dowladda […]

September 27th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Munaasanad lagu shaacinaye madax yinimada madaxweynihii hore ee somaliya oo maanta muqdisho ka dhacday

munaasabadaan oo ahayd mid uu ku shaacinaaye ex madax weynihii hore ee somaliya mudane shariif sheekh axmad ayaa ahayd  mid ey ka soo qeyb galeen dad yow aad u farabadan oo isugu jira qeyb baha kala duwan ee bulshada sida qaar ka mid ah xildhibaanada dowlada waqtigeeda oo sii dhamaanayo masuuliyiin horey xilal uugu soo […]

September 26th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Raiisul wasaaraha somaliya kuma qanacsa ni xukunka dhalinyarada

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa sheegay in Xukuumaddiisa aysan ku qanacsanayn xukunka dilka ah ee dowladda India ay ku riday dhalinyaradda Soomaaliyeed ,madama aysan helin fursad ay iskaga difaacaan eedaymaha loo soo jeediyey. “Xukumadda Soomaaliya kuma qanacsano xukunka dowladda India ay ku riday dhaliyaradda Soomaaliyeed ee ku xirnaa xabsiyadda dalkaasi, qof […]

September 26th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Maamulka hiiran iyo shabeelaha dhexe odayaal dhaqameedkooda oo isku raacay in muqdisho lagu soo xulo xildhibaanada aqalka hoose

Inta badan Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa isku raacay in Xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka in laga soo xulo magaalada Muqdisho, kaddib kulan ay shalay Muqdisho kula yeesheen Guddiga doorashada. Inta badan Madax dhaqameedyada labada gobol ayaa ku taliyay inta laga soo dhisayo Maamulka labada Gobol ee Hiiraan […]

September 26th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

munaasabada lagu shaaciye musharax nimada madax wey nihii hore ee somaliya oo haatan muqdisho ka socota

Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qaban qaabadii u dambeysay ee Munaasabada ku dhawaaqsita Musharraxnimada xilka Madaxweynaha ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dhowaan dalka dib ugu soo laabtay. Munaasabada ku dhawaaqista Musharraxnimada Madaxweynaha ayaa maanta ka dhaceysa Hotelka City Palace, iyadoo diyaar garow xoogan uu ka socday Hotelka tan iyo shalay, iyadoo lagu dhejiyay boorarka […]

September 26th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented