| | 26 views

Munaasanad lagu shaacinaye madax yinimada madaxweynihii hore ee somaliya oo maanta muqdisho ka dhacday

munaasabadaan oo ahayd mid uu ku shaacinaaye ex madax weynihii hore ee somaliya mudane shariif sheekh axmad ayaa ahayd  mid ey ka soo qeyb galeen dad yow aad u farabadan oo isugu jira qeyb baha kala duwan ee bulshada sida qaar ka mid ah xildhibaanada dowlada waqtigeeda oo sii dhamaanayo masuuliyiin horey xilal uugu soo qabtay dowladihii horey usoo maray.
qaar ka mid ah dadka ka soo qeyb galay munaasabadaas ayaa ku amaanay  madax weynihii hore ee somaliya inuu yahay mid wax wanaagsan ka soo qabtay DKMG ahayd ee uu ka ahaay madax weyna.
sheekh soomow oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ayaa sheegay xildhibaanadii aan dooran madax weyne sheekh shariif sheekh axmad ey qayaameeyen umada soomaaliyeed.
mudane shariif ayaa balan qaaday marka uu ku guuleysto madaxtinimada inuu wax badan ka qaban doono arimaha caafimaadka,waxbarasha dhanka ciidanka tayo iyo qalabeyn intaba madaxweynaha ayaa intaas ku daray in uu wax badan horey u soo qabtay isagoona cafis weydiistay inta wax ka tabaneyso.
mudane shariif ayaa ugu danbeyn umada soomaaliyeed u balan qaaday in uu dalka gaarsiin doono hal qof iyo hal cod sidii uu horey uugu balan qaaday markii uu noqonaaye madax weynihii hore ee kumeel gaarka ah.sheekh

Short URL: http://barmuudo.com/?p=22607

Posted by on Sep 26 2016. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented