Home » September 26th, 2016 Entries posted on “September, 2016”

Deg deg xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamada ciidamada qalabka sida oo goor kooxo hubeysan weerar ku qaaday

Wararka ka imaanaya xaafada Xararyaale ee degmada Warta nabada ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay goor dhow   halkaasi  ku weerareen xeerilaaliye ku xigeenka Maxkamada Ciidamada Qalab sida. Xeerilaaliye ku xigeenka Maxkamada ciidamada Qalabka sida mudane C/laahi Xuseen ayaa waxaa soo gaaray dhaawac sida aan ku heleyno waraarka inaga soo gaarayo halkaa. […]

September 26th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

kulan lagu xaqiijinayo qoonda hawenka somaaliyeed oo maanta muqdisho ka furmay

Haween Badan ayaa u soo bannaan baxay raadinta saamiga siyaasada ee haweenka tan iyo markii uu idlaaday waqti dowladeedka maamulka hadda jira  Qeyb ahaan dumarka soomaaliyeed ayaa raadinayo in door muuqdo ay ku lahaadaan siyaasadda dalka ayna ka helaan 30 % qeybaha kala duwan ee dowladda laga bilaabo labada Aqal ee baarlamaanka la unki-doono. Si […]

September 25th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

dowlada somaliya oo badeeda laga joojiyay shidaal baaris

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay joojisay shidaal baaris ay ka waday Biyaha ay ku muransan yihiin Soomaaliya iyo Kenya. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Kenya ayaa sheegay in guud ahaan Dowladda Kenya ay hakisay shidaal baaris ay ka waday Biyaha ay ku muransan yihiin Soomaaliya iyo Kenya, si kalsooni buuxda loo siiyo Maxkamadda Caalamiga ah ee hague. Xeer Ilaaliyaha […]

September 25th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

wasiirka arimaha dibada oo qudbad ka jeediyay shirka loo dhan yahay ee qaramada midoobay

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa  khudbad uu kaga hadlaayo xaalada Soomaaliya ka jeediyay kulanka guud ee Qaramada Midoobey ee ka socda magaalada New york ee dalka Mareykanka. Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa si weyn uga hadlay arimo badan oo quseeya caalamka iyo sidoo kale xaalada Soomaaliya. Wasiir Hadliye ayaa ka hadlay la […]

September 25th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Akhriso:- Qudbaddii Wasiir Hadliye ee Magaalada New york

Wasiirka arrimaha dibbadda Soomaaliya C/Salaan Cumar Hadliye oo ka hadlayay shirka  heer wasiiro arrimo dibbadda ee ka dhacay magaalada New York  ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya ay guul weyn ka gaartay dagaalka ay kula jirto xarakadda Al-Shabab oo ay williba jabiyeen. Wasiir hadliye waxaa uu sheegay in natiijadda ka dhalatay hawlgalka ay sida wada jirka […]

September 25th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Dib u dhacii ugu horeeyay oo ku yimid jadwalka doorashada Soomaaliya oo ey horey u iclaamiyeen gudiga doorashooyinka iyo dowlada somaliya

  Dib u dhacii u horeeyay ayaa ku yimid jadwalkii doorashada ee bishii hore ay soo bandhigeen Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal, kaddib markii Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran ay heshiis ku gaareen.. Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka oo ka kooban 54 xubnood ayaa ku yimid dib u dhac, iyadoo qorshuhu ahaa manata oo 25-ka […]

September 25th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Kenya oo lacag dul dhigtay Sarkaal ka tirsan Al Shabaab

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay lacag dhuldhigtay sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab ee dagaalka ku jira dowladdaha Kenya iyo sidoo kale Soomaaliya. War ka soo baxay Booliska Kenya ayaa lagu sheegay in lacag gaaraysa 2 Million oo Shilinka Kenya ah la dul dhigay Sarkaal  ka tirsan Shabaab oo magaciisa Kenya ay ku sheegtay Ramadan Kioko. […]

September 25th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Haween lagu Maxkamadeynaayo Magaalada Mombaza

Booliska magaalada Mombaza ee dalka Kenya ayaa sheegay in ay maxkamadeynaayaan haween lagu eedeeyay in ay wax ka abaabuleen weerar dhawaan lagu qaaday saldhiga ciidanka dowladda Kenya magaalada Mombaza ee dalka Kenya. Saddex qof oo dumar oo la xariirinayo in ay wax ka ogaayeen haween weeraray magaalada Mombaza ayaa lagu maxkadeynaaya maxkamad ku taalla magaalada […]

September 25th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka digay kacdoon shacab

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ayaa sheegay in Shacabka oo la kiciyo islamarkaana loo sheego wax aan jirin laga dhaxli karo Dhibaato sii dheeraata,wuxuuna tilmaamay in wadajir loo ilaaliyo Nidaamka Dowladnimo ee Dalka ka jirta. Sida ay qortay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Madaxweynaha  ayaa ka digay in dalka uu ka dhaco Kacdoon lagu dumiyo Nidaamka Dowladnimada ee […]

September 23rd, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Kenya oo qabatay Rag lala xiriirinayo dagaal yahanada alShabaab

Dowladda Kenya ayaa qabatay Rag Dhalinyaro ah kuwaas oo lala xiriirinayo in ay ku lug leeyihiin weerarkii habeen ka hor Dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab, ay weerar Khasaare geystay ku qaadeen Saldhig Ciidan oo ku yaalo duleedka Degmada Garissa ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Dhalinyarada u dhashay Dalka Kenya ayaa lagu qabtay […]

September 23rd, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented