Home » October 31st, 2016 Entries posted on “October, 2016”

Shaacinta liiska musharixiinta Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle oo dib u dhac ku yimid ka dib markii…..

Shaacinta liiska musharixiinta Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa dib u dhac ku yimid kadib markii la isku qabtay beelaha iyo shaqsiyaadka liiskaasi ku soo baxaya. Waxaa muran xoogan uu ka taagan yahay shaacinta Musharixiinta Aqalka sare ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle State iyadoo la filayay in maanta si toos ah loo shaaciyo . Arinta hakinta […]

October 31st, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Xaalada Goof-gaduud oo saaka degan iyo ciidamada dowladda oo dib u qabsaday

Xaalada deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay ayaa saaka ah mid degan, kaddib markii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay dib ula wareegeen. Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa muddo saacado ah gacanta ku hayay gelinkii hore ee shalay, markii ay dagaal kula wareegeen. Maamulka Koofur galbeed ayaa sheegay in ciidamo u direen deegaanka, isla markaana xaalada […]

October 31st, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada | Read More »

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan oo ka hadlay xaalada amniga ee gobolka

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa ka hadlay xaalada amniga ee gobolka Hiiraan, isagoo balan qaaday in ciidamada booliska ay heli doonaan xuquuqdooda. Guddoomiyaha oo shalay booqday xarumaha ciidanka booliska ayaa sheegay in la tayeyn doono ciidamada, si wax looga bedelo xaalada amniga ee gobolka. Waxaa uu sheegay inuu horay u soo […]

October 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Soomaaliya oo amar ku bixisay in la xiro Safaaradda Sanca ee dalka Yemen

Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ahna sii haya Safiirka Soomaaliya ee Yemen Cusmaan Axmed Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay amar ku bixisay in muddo bil gudahood lagu xiro Safaaradda Sanca. Warqad ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu amray in si deg deg ah lagu xiro Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Sanca […]

October 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Kulamadii u socday Maamul goboleedyada iyo Imaaraadka Carabta Carabta oo soo gaba-gaboobay

Iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ku sugnaayeen Madaxda maamul goboleedyada ka jira Soomaaliya ayaa waxaa jiray warar soo baxayay oo sheegayay in kulamo uu u socday madax ka tirsan Imaaraadka Carabta. Kulamada oo ahaa kuwo qarsoodi ah ayaa looga hadlayay arrimo badan oo la xiriirta doorashada Soomaaliya iyo qorshe […]

October 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidanka Puntland oo maanta ku wajahan Qandala

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa kusoo waramaya in ciidanka maamulka Puntland ay wadaan abaabul dagaal oo ay ku doonaayaan in Magaalada Qandala ay  kaga saaraan kooxda Daacish. Taliyaha ciidanka maamulka Puntland ayaa sheegay in  maalmaha soo socda ay ka saari doonaan kooxda Daacish magaalada Qadiimiga ah Qandala oo dhawaan gacanta u gashay Kooxdaasi. […]

October 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Qaabilay Wafdi ka socda UNOCHA” Sawirro”

Madaxweyne Ku Xigeenka  Maamulka Puntland Ahna Ku Simaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta 31 October, 2016 Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil ka tirsan hay’adda UNOCHA. Saraakiisha uu Madaxweyne ku xigeenku ku qaabilay xafiiskiisa waxaa kamid ahaa Mr. Justin Brady oo ah madaxa hay’adda UNOCHA ee Soomaliya oo qaabilsan xafiiska kaalmada bini’aadanimada […]

October 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Kenya oo sheegtay in ay Shabaab ka dishay 140 Askari

Ciidanka dowladda Kenya ee qeyb ah howgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaciyay in ay todobaadkii hore ay dileen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. War lagu daabacay Wargeyska The Star  ayaa lagu sheegay in ay dileen 140 dagaalame oo ka tirsan Xarakada  Al-Shabaab ka dib dagaal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose. Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidanka […]

October 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Kooxda Jeenyo Oo Rigooreyaal Ku Garaacday Banadir SC, Goolhaye Mustaf Daahir Oo Indhaha Dadweynaha Is Tusay Iyo Kulankii Derby-ga Warta Nabada Oo Rigooreyaal Lagu Kala Qaaday

BARMUUDO.COM /Waxaa garoonka Koonis Stadium ee magaalada muqdisho ku soo dhamaaday tartankii xiisaha badnaa ee Genaral Daa’ud kaasoo in mudo ahba ka socday garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho waxaana kulankii finalka ahaa ee maanta ka soo qeyb galeen kumanaan taageeroyaal ah iyo madax ka tirsan xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta iyo madax ka tirsan dowlada […]

October 30th, 2016 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo isku soo sharaxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya (Sawirro)

October 30 (barmuudo— Xisbiga Isbaheysiga Isbadal Doonka Soomaaliyeed ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan XIIS ayaa maanta gudaha Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya  ku qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, taasoo ay ku soo bandhigeen Musharaxa Xisbiga U matalaya Xilka Madaxtino ee dalka, mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi ee sanadkan 2016-2020. […]

October 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented