| | 1 views

Ciidamada isku hor fadhiyay Duleedka Baladweyne oo maanta toos loo kala qaaday.(Sawiro)

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay inuu kala qaado maleeshiyo Beeleedyadii Maalmahan ku dagaallamayay Duleedka Magaalada Baladweyne.

Col: Cabdi Axmed Weheliye  oo ah afahayeenka gudiga amniga ayaa sheegay in ay goobta tageen iyadoo uu dagaalku socdo, isla markaana ay ku guuleysteen in ay kala dhex galaan.

Wuxuuna sheegay inuu goobtu ku geeriyooday Hal Askari oo ka tirsanaa Ciidanka Booliskiisa Soomaaliyeed, markii ay haleeshay Rasaastii lays weydaarsanayay.h1 h2 h3 h4 h5 h6

Short URL: http://barmuudo.com/?p=23856

Posted by on Nov 27 2016. Filed under Arimaha Bulshada, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented