| | 0 views

Howlgal lagu soo qabtay Walxaha Qarxa.

Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa Howlgal ay sameeyeen waxa ay ku fashiliyeen Miino lagu aasay Garoonka Diyaaradaha ee Degmadaasi.

Maamulka Degmada Bardaale ayaa waxa ay sheegeen Miinadaasi in lala damacsanaa in lagu dhibaateeyo dadka shacabka ah iyo sidoo kale Ciidanka Dowladda Federaalka.

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasada iyo amniga Degmada Bardaale Cali Cadow Isaaq ayaa waxa uu ka hadlay Walxaha Qarxa ee lagu aasay Garoonka Diyaaradaha.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=23882

Posted by on Nov 29 2016. Filed under Arimaha Bulshada, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented