Home » December 31st, 2016 Entries posted on “December, 2016”

Barmuudo.com Faallo: Muxuu ku soo kordhiyey Madaxweyne Xasan Shiikh Mudadii uu xilka hayey ?

Madaxweynaha dowlada federaalka Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo hadda ay ka dhamaatay afar sano oo uu dalka soo maamulayey ayaa ka mid ah musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha isagoo doonaya inuu dalka sii maamulo afarta sano ee socota. Xasan Shiikh ayaa markii uu isku soo taagayey sanadkii 2012-kii doorashada Madaxweynaha waxaa uu ka dhawaajiyey inuu […]

December 31st, 2016 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

Barmuudo.com Xog muhiim ah : Baarlamaanka oo ansixiyay lacagaha ay bixinayaan ………..

Kulan maanta ay yeesheen xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya  ayaa ka dooday arimo badan oo quseeya doorashooyinka gaar ahaan lacagaha laga qaadayo Musharaxiinta xilka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya iyo tan Madaxweynaha. Baarlamaanka ayaa dood dheer kadib waxa ay ku ansixiyeen in Musharaxiinta u taagan xilka Madaxaweynaha Soomaaliya laga qaado lacag dhan 30 kun oo Dollar […]

December 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Mo Farah oo ka mid noqday muwaadiniinta Britian oo la sharfay

Mo farah oo haysta dhalashada dalka Britain balse asalkiisii hore uu yahay Soomaali ayaa ka mid noqay muwaadiniinta Britain oo la sharfay. Mo Farax ayaa ku guuleystay bilado badan oo dahab ah kuwaas ayaana sabab u ah in lagu daro diiwaanka boqoradda UK ee dadka la sharfay. Waa riyo u rumowday Mo Farax oo uu […]

December 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Wadamada Australia iyo New Zealand oo soo dhoweeyay sanadka cusub 2017(Sawiro)

Magaalooyin ku yaal wadamada Australia iyo New Zealand ayaa laga soo dhoweeyay sanadka cusub ee 2017 iyadoo dabaaldegyo iyo fantasiyo ay ku soo dhoweeyeen shacabka labadaas dal ku nool. Magaalada Sydney ayaa fantasiyo weyn lagu qabtay iyadoo sanad walba magaaladaas ay ka dhacaan dabaaldagyada lagu soo dhoweeyo sanadka cusub. Iftiinka ka baxaya waxyaalaha cirka loo […]

December 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Maxaa ka dhacay maanta magaalada Garawe?

Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay labo qof oo la sheegay in si kutala gal ah ay u faafinayeen cudurka HIV Aids, waxaana dadkan ay cudurka ku faafinayeen deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Garawe. Dr C/raxmaan Saciid Dhagaweyne oo ah Agaasimaha la dagaalanka xanuunka Aids-ka ee deegaanada Puntland ayaa sheegay in ay qabteen labo qof […]

December 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Mareykanka oo sheegay in duqeyn ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyn Isniintii lasoo dhaafay ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe, waxaana duqeyntaasi Mareykanka uu sheegay in sarkaal sare lagu dilay. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in duqeynta ka dhacday meel ku dhow degmada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe. John Kirby, xoghayaha difaaca Mareykanka ayaa sheegay in ciidamadooda ay beegsadeen saraakiil ka tirsan […]

December 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sir : Maxaa ka dhacay VILLA Soomaaliya ……?

Wararka naga soo gaaraya madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxtooyada dhexdeeda lagu dilay taliye ku xigeenkii ciidamada ilaalada madaxtooyada Soomaaliya. Taliye ku xigeenka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdi Cabdulle  Qoorgaab, waxaana la ogeyn ujeedada dilkiisa ka dambeysay. Saraakiisha madaxtooyada qaar ayaa xaqiijiyay in dilka Taliyaha uu ka dambeeyay mid kamid ah ilaalada madaxtooyada […]

December 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Macadka somaaliya oo idiin soo kordhiyay koorsooyin diploma ah…………

SOMALI BUSINESS ECONOMICS INSTITUTE SBEIN INSTITUTE waxa uu idin diyaariyay diplomooyin. 1. business management & administration 2. ACCOUNTING & FINANCE (computerized accounting) 3. PROJECT MGT 4. LOGISTICS AND SUPPLY CHAIN MANAGEMENT 5. Hotel operations management 6. Islamic banking and finance 7. Shari’a & law Seminars and workshops 8. Customer Care Training 9. Sales management Training […]

December 31st, 2016 | Posted in Arimaha Bulshada,Wararka | Read More »

Barmuudo.com Cumar C/rashiid oo la kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa shalay kulan ah la qaatay Xildhibaanadda labada Aqal ee dhawaan laga soo doortay deegaanadda Galmudug, Kulankan ayaa ka qeyb ka ahaa kulamada Musharaxiinta Madaxweynaha ay la qaadanayaan Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay deegaanada maamul goboleedyada. Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka codsaday Xildhibaanada laga soo doortay […]

December 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Maamulka Ahlu Sunna oo 45 maalmood kadib xayiraad ka qaaday Radio Galgaduud

Radio Galgaduud oo ah Idaacad Madax banaan oo ka howlgasha Magoolooyinka Guriceel iyo Dhuusomareeb ayaa hawada dib ugu soo laabtay kadib markii la xiray 14kii November 2016 oo 45 maalmood kasoo wareegatay. Dib u furitaanka Radio Galgaduud ayaa timid kadib wadahadal  dhexmaray Masuuliyiinta Maamulka G/dhexe iyo Maamulka Radio Galgaduud taasi oo ugu danbeyn keentay in […]

December 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented