| | 2 views

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Muqdisho u yimid Arrimaha Doorashada.

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland C/xakiin  C/llaahi Xaaji Cumar Camey  iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale Wafdiga uu Hogaaminayo Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ayaa Maanta isla Garoonka Aadan Cadde  kula kulmay  Xubno ka socda Beesha caalamka.

Sidoo kale waxaa la filayaa  in ay ka kulmaan Madaxda Dowladda Soomaaliya oo ay kala hadlaan Arrimaha Doorashada oo Puntland ay Tabasho ka qabto.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=23936

Posted by on Dec 3 2016. Filed under Arimaha Bulshada, Wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented