| | 0 views

Daahir Amiin Jeesow oo Maanta lagu soo doortay magaalada Jowhar

Doorashada ka socota magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabale ayaa waxaa maanta lagu doortay Daahir Amiin jeesow oo horana uga mid ahaa xildhibaanadii waqtigoodu dhamaaday.

Daahir Amiin Jeesow oo ka soo jeeda Beesha Gaaljacel ayaa 30 cod kaga guuleystay musharixii la tartamayay kaasoo helay 21 cod .

Kursigaan oo muran ku jirey maalmihii ugu danbeeyay ayaa la soo sheegayaa in ugu danbeyn uu Daahir Amiin Jeesow taageero ka helay Ugaaska beeshiisa.

Sidoo kale waxaa sii socda Doorashooyinka xildhibaanada laga rabo Hirshabele oo heer gabo gabo ah sii maraya.j j1 j2 j3 j4

 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=23998

Posted by on Dec 6 2016. Filed under Arimaha Bulshada, Wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented