| | 1 views

Qarax khasaare geeystay oo ka dhacay Buuraha Galgala.

Wararka inaga soo gaaraya Buuraha Galgala oo ka tirsan gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan maamulka Puntland Qarax lagula eegtay halkaasi.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu qabsaday gaari nuuciisu yahay Cabdi Bile oo ay saarnaayeen ciidamada maamulka Puntland.

Qaraxan ayaa khasaare lagu gaarsiiyay Ciidanka Maamulka Puntland, sida ay sheegeen ilo wareedyo halkaasi ka akdhow.

Buuraha Galgala ayaa dhowaan waxaa sidoo kale qarax Miino lagula eegtay isla buuraha Galgala.

 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=24020

Posted by on Dec 6 2016. Filed under Arimaha Bulshada, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented