| | 0 views

Ra’iisulwasaare xigeenka Maxamed Cumar Qaalib oo loo doortay Xildhibaan aqalka hoose

Doorashada xubnaha aqalka hoose ee Beelaha Dirta Waqooyi oo saaka ka bilaabatay Xarunta gaadidka Boliiska Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu doortay Maxamed Cumar Carte Qaalin oo ah ra’iisulwasaare xigeenka Soomaaliya.

Maxamed Cumar waxaa ka tartamayay Axmed Ismaaciil Xuseen uu helay  kaasoo halay 4 cod oo kaliya halka Maxamed Cumar Carte uu ka helay 47 cod sidaasna wuxuu ku noqday Xildhibaan aqalka Hoose.

Sidoo kale waxaa lagu wadaa in xildhibaano kale ay doortaan ergooyinka Gobolada waqooyi ee dalka kuwaasoo xamar lagu dooranayo.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=24010

Posted by on Dec 6 2016. Filed under Arimaha Bulshada, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented