| | 7 views

Madaxweynaha Oo Si Rasmi U shaaciyay Xiliga Ugu Horeeya ee Xildhibaanadda Cusub Ay Kulmayaan

xasanMadaxweyne Xasan Sheekha Maxamuud ayaa ka hadlay arrimo la xiriira xildhibaanada cusub ee lagu soo doortay Magaalada Muqdisho iyo Magaalooyinka Maamul Goboleedyada Dalka.

Waxa uu sheegay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 10-aad kulankooda ugu horeeya in ay yeelan doonaan 15-ka Bishan December oo ku beegan Khamiista soo socota.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka soo socda in ay yihiin kuwo wax weyn ka bedeli kara xaalada dalka.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=24074

Posted by on Dec 13 2016. Filed under VIDEO, Wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented