Home » January 30th, 2017 Entries posted on “January, 2017”

Barmuudo.com Madaxweyne Xasan Sheekh oo saakay ka dhoofay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa saakay ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxa ayna u duuleen magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Xasan Sheekh ayaa magaalada Adis Ababa kaga qeyb galaya shir madaxeedka Midowga Afrika oo maanta lagu wado in uu ka furmo magaalada Adis Ababa, […]

January 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Farmaajo “Madaxda maamul goboleedyada dhex dhexaad haka noqdaan Doorashada”

Musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Madaxda Maamul goboleedyada in aysan dhex dhexaad ka aheyn doorashada Madaxweynaha ee maalmaha soo socda ka dhaceysa magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa sheegay in madaxda maamul goboleedyada qaarkood ay ka shaqeynayaan ololaha dib u doorashada Xasan Sheekh. “Madaxda dowlad goboleedyada waa […]

January 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Afar Xul oo isugu soo haray Semi-fiinaalka koobka Qaramada Africa & sida la isugu aaday

Xulalka Qaramada Ghana iyo Masar ayaa u soo gud bay Semi-fiinaalka koobka Qaramada Africa oo si xiiso leh uga socda dalka Gaboon . Ghana ayaa 2-1 ku soo garaacday xulka DR.Congo waxaana labada gool u kala dhaliyay laacibiinta walaalaha ah ee Jordan Ayew iyo Andre Ayew oo u kala safta kooxaha Aston Villa iyo West […]

January 30th, 2017 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

Barmuuod.com Waa Imisa Lacagta kasoo xarootay Diiwaan galinta Musharaxiinta Madaxweyne ?

Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay soo gabo gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta dooneysay in ay u tartamaan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana si rasmi ah loo diiwaan galiyay 24-Musharax oo xilkaasi u tartami doona. Musharaxiinta ayaa mid kasta oo kamid ah waxaa laga qaaday lacag dhan 30-kun oo Dollar oo diiwaan galin ah, lacagtan badan ayaana […]

January 30th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com 18-Musharax oo u tartamaya Madaxweynaha Somalia

Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta soo gabo gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana xilkan isku soo sharaxay 18-Musharax oo u badan kuwa kasoo jeeda hal beel. Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ku jira Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore Dowlada KMG Sheekh Shariif, Ra’isul Wasaare Cumar Cabdirashiid […]

January 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Xog : Doorashada Madaweynaha Galmudug oo Dib u dhac ku yimid………..

Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa dhawaan shaaciyay in ay dooran doonaan Madaxweyne cusub uu maamulkaasi yeesho ,kadib markii ay xilka ka qaadeen Madaxweynihii hore ee Maamulkaasi Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed. Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa horey u shaaciyay in Doorashada Madaxweynaha Galmudug ay dhaceyso 8-ka bisha Febraayo , waxaana hada soo baxaya warar sheegaya […]

January 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sawiro Madaxweyne Trump oo aqalka cad ku qaabilay hogaamiyihii ugu horeeyey ee ajnabi ah

Ra’iisal wasaaraha Britain Theresa May ayaa noqotay hoggaamiyihii ugu horreeyay ee ajnebi ah oo uu la kulmo Madaxweyne Trump tan iyo markii xilka loo dhaariyay xilkaas. Labada Hogaamiye ayaa ku yeeshay aqalka cad kulan waxyaabo badan looga hadlay, waxaana kulankooda uu ku soo beegmay xili dalka Maraykanka ay ka aloosan tahay xiisad ka dhalatay amar […]

January 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Musharax Madaxweyne oo Ogolaaday in Hantidiisa la Xisaabiyo marka la doorto

Waxaa magaalada muqdisho kulan ku yeeshey musharax Madaxweyne Dr Cabdinaasiir Cabdulle Maxamed oo ka mid ah musharaxiin u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo qaar kamid ah Wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho. Ugu horeyn waxaa hakaas ka hadley Dr Cabdinaasir Maxamed Cabdule, waxa uuna ku dheeraadey ka sheekeynta taariikhdiisii waxbarasho iyo howlihii uu soo qabtey oo […]

January 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com SAWIRO Maxaa kadhacay Magaalada Galdogob……………

Maxkamad kutaala Degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa xukuno kala duwan oo isugu jira xabsi iyo karbaash waxa ay ku riday shan dhalinyaro ah oo lagu helay in ay kufsadeen gabar 16-sano jir ah kadibna Muuqaal ay ka duubeen ku baahiyay baraha Internetka. Goobta uu Xukunka ka dhacayay waxaa ku sugnaa xubno ka tirsan golaha […]

January 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Kursigii ugu dambeeyay ee Xildhibaanada Aqalka Hoose oo lagu doortay Muqdisho

  Doorashada Kursigii ugu dambeeyay ee Aqalka Hoose Baarlamaanka Federaalka  ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo kursigan uu ahaa qoondada Haweenka. Kursigan oo ahaa kursigii 275 ee Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa waxaa ku soo baxday Huda Axmed Cali oo ka soo jeeda Gobolada Waqooyi. Huda Axmed Cali ayaa ku guuleysatay 45 cod, iyadoo ka […]

January 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented