Home » January 29th, 2017 Entries posted on “January, 2017”

Barmuudo.com Sheekh Shariif oo xalay gaaray Imaaraadka Carabta iyo Qorshaha Imaaraadka…

Musharax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay gaaray dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, iyadoo lagu wado in maalinta berri uu dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho. Shariifka ayaa soo gaba gabeynaya ololihii uu dibadda ka waday, waxaana socdaalkiisa lagu tilmaamay inuu yahay kii ugu dambeeyay. Ilo wareedyo muhiim ayaa sheegaya in Shariifka uu kulamo kula […]

January 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Musharaxiin ay ka mid yihiin, Bashiir Raagge, Tarsan, Ameeriko iyo C/naasir Cabdulle oo is diiwaan geliyay

Illaa Afar Musharax ayaa saacadihii hore ee maanta oo Sabti ah iska diiwaan geliyay Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha, iyadoo maalinta berri ay ku egtahay waqtiga loo qabtay in Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha isku diiwaan geliyaan. Musharaxiinta saaka is diiwaan geliyay, ee buuxiyay shuruudahooda, isla markaana shubay lacagta loo qoondeeyay Musharaxiinta ee ah $30,000 ayaa waxay […]

January 28th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Donald Trump oo saxiixay amar Dhibaato ku ah Soomaalida

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xayiraado dhanka socdaalka ah “si muslimka xagjirka ah looga ilaaliyo Mareykanka”. Wuxuu saxiixay amar guud, sida tallaabooyiin laga qaadayo qaxootiga iyo mamnuucidda qaxootiga Suuriya illaa amar dambe. Wuxuu sidoo kale sheegay in qiyaastii 50,000 oo qaxooti ah oo galaya US sanadkan 2017-ka, taas oo kala bar […]

January 28th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Kenya oo Shaacisay tirada askartii shalay looga dilay Weerarkii Kulbiyow

Dowlada Kenya ayaa war kasoo saartay qasaaraha kasoo gaaray Weerarkii shalay dagaalyahano katirsan Al Shabaab ku qaadeen saldhig Ciidamada Kenya ku lahaayeen Deegaanka Kulbiyoow ee gobolka Jubada Hoose. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Kenya ayaa lagu sheegay in 9-askari looga dilay weerarkii Al Shabaab shalay ku qaadeen Saldhigooda kuyaala Kulbiyow sidoo […]

January 28th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Maxaa ka dhacay duleedka Beledweyne…………?

ararka ka imanaya degmada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in labo ruux oo lagu sheegay inay ahaayeen maleeshiyo isbaaro u tiil deegaanka Burjada Ceynta ay ku geeriyoodeen qarax miino oo lagu aasay goob ay gaadiidka lacago ugaga qaadan jireen. Qaraxan oo sida dad ku sugnaa meel ku dhow halka uu ka dhacay ay sheegeen […]

January 28th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Tarsan “Itoobiya waa dal deris nala ah,

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in hadii uu ku guuleysto xilka Madaxtinimada uu cilaaqaad wanaagsan la yeelan doono Itoobiya Isaga oo ka qeyb galayay barnaamij ka baxayay TV-ga Somali Cable, ayaa soo hadal qaaday Gen. Gabre oo ka mid ah Saraakiisha dowladda Itoobiya, ayuu […]

January 28th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sawiro Maxaa Kasoobaxay Kulankii dhax maray Madaxweyne Xasan iyo C/Raxmaan Faroole ?(

Waxaa maalintii shalay magaalada Muqdisho kulan albaabada u xirnaayeen ku yeeshay Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxameed iyo Senetor C/Raxmaan Maxamed Faroole oo ah Musharax u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Kulanka ayaa ilo ku dhaw dhaw Madaxtooyada Soomaaliya sheegeen in looga hadlay arimaha doorashooyinka ee dhawana la filayo in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho , […]

January 28th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Qiimeyn lagu sameeyay Wadamada Caalamka ugu musuq maasuqa Badan………………..

Dalka Soomaaliya oo hada ay ka jirto Dowlad Federaal ayaa mar kale noqotay dalka ugu musuq maasuqa badan caalamka, kadib markii qiimeyn lagu sameeyay wadamada Caalamka sida uu musuq maasuqa uga jiro. Hay’adda Transparency International ee qiimeysa Dalalka ka hufan Musuqa Calaamka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dalka Soomaaliya uu yahay dalka […]

January 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Proff Cali Maxamed Geedi oo tanaasulay ……….. Sababtu Maxay Tahay ?

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd Cali Maxamed Geedi ayaa ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay musharaxnimada xilka madaxweynaha Soomaaliya isagoo hore ugaga mid ahaa siyaasiyiintii ku dhowaaqday inay u taagan yihiin xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Proff Cali Maxamed Geedi  ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax madaxweyne dhamaadkii bishii aynu ka soo gudubnay kadib markii xaflad […]

January 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com (Sawiro) Murashixiin Badan oo ku shiray Muqdisho…………. Sababtu Maxay Tahay?

Waxaa haatan kulan uu kaga socdaa magaalada Muqdisho inka badan 16 musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, kuwaasi oo ka arinsanaya arimaha doorashooyinka. Musharixiinta ayaa waxay ka arinsanayaan suura galnimada in dib loo dhigo doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii shalay la shaaciyay inay dhaceyso 8 bisha Febraayo ee sanadkaan. Waxaa musharixiinta shirka ku leh […]

January 26th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented