| | 9 views

MUSHARAX MIISAAN LEH OO CADEEYAY MOWQIFKIISA.

geesIyadoo ay heerkii ugu danbeeyay ay mareyso ollolaha dooorashooyinka Soomaaliya, ayaa waxaa markii ugu horeeysay si toos ah saxaafada ula hadlay musharax C/llaahi Cali Axmed (CADOW CALI GEES) kaaso si rasmi ah u cadeeyay inuu qabo rajo wanaagsan uuna diyaar u yahay inuu sameeyo isbadal la taaban karo

Cadoow ayaa beeniyay hadal maalin dhoweyd lagu baahiyay saxaafada kaasoo ahaa inuu tanaasullay IWM, Musharaxan maalqabeenka ah islamarkaana ku jiro raga ugu cad cad ee isbadal doonka ayaa sheegay in lagu been abuurtay, balse uu mowqifkisa waxba iska badallin, Ma ih ruux maanta raba inuu ka macaasho handida dalka waxaana balan ku qaadayaa inaan lixda billood ugu horeeysa dalkaan aan hantideyda galiyo ayuu cod kalsooni leh ku yiri mudane cadoow.

Musharax Cadow ayaa ah mudane cod caqlabiyad leh kusoo galay kursiga baarlamaanka federaalka waana ganacsade mudo dheer siyaasada kor kala socday balse haatan isaga raba inuu umadda badbaadiyo sida halku dhigiisu yahay.

gees1

Short URL: http://barmuudo.com/?p=25197

Posted by on Feb 7 2017. Filed under Wararka, Wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented