| | 1 views

Barmuudo.com Akhriso Digreeto: Madaxweyne Farmaajo Yuu u magacaabay la taliyihiisa dhanka arimaha Bulshada?

 

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu magacaabay Marwo Caasho Abokar Qaasim in ay noqoto La taliyaha arimaha Bulshada Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa usoo xushay Marwo Caasho Abokar Qaasim in ay kamid noqoto la taliyaashiisa , waxaana haweeneydan la sheegay in ay tahay aqoonyahand khibrad badan u leh xilka uu u magacabay Madaxweyne Farmaajo.

 

 

 

http://allbanaadir.net/images/news/

Short URL: http://barmuudo.com/?p=25595

Posted by on Feb 28 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented