Home » February 27th, 2017 Entries posted on “February, 2017”

Barmuudo.com Daawo Sawirada: Qaxooti Soomaaliyeed oo kunoolaa Jabuuti oo maanta laga soo dejiyay Muqdisho

Waxaa maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad siday qaxooti Soomaaliyeed oo mudo sanado ah kunoolaa dalka Jabuuti, kuwaa oo hada dalkooda dib loogu soo celiyay. Qaxootigan Soomaaliyeed ee maanta soo gaaray Muqdidsho ayaa ka koobnaa 28-qoys, waxa ayna dadkan si iskood ah u go’aansadeen in ay dib ugu soo laabtaan […]

February 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Madaxweyne Cosoble “Wixii qalad ee jira waa la sixi doonaa,

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa difaacay Golihii Wasiirada uu soo magacaabay todobaadkii hore, kaasoo durbaba mucaarado xooggan lagala hor-yimid. Madaxweyne Cosoble oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in wixii qalad ee jira uu sixi doono, balse aan loo baahneyn in hal qalad oo la arko in aan buuq loo sameyn “10 sax hal […]

February 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Madaxweyne Farmaajo oo Sacuudiga u gudbiyay Dacwad ka dhan ah Dowlada Imaaraatka Carabta oo…

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo dhawaan booqasho ku tagay Boqortooyada Sacuudiga ayaa Madaxda dalkaasi u gudbiyay dacwad ka dhan ah Dowlada Imaaraatka Carabta oo dooneysa in ay la wareegto dhul qaranka Soomaaliya leeyahay.Sida aan Wararka ku heleyno Madaxweyne Farmaajo ayaa dowlada Sacuudiga ka dalbaday in ay soo fara galiyaan qorshaha uu Imaaraatka Carabta […]

February 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Maraykanka oo Dhawaan Balaarinaya Howlgalada ay ka Fuliyaan Dalka Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inayqorsheyneyso kordhinta howlgalada ka dhanka ah ururka Al-shabaab sidaas darteedna waxa ay u baahan tahay fasax ay ka hesho Madxweynaha Mareykanka Donald Trump. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa looga codsaday Aqalka Cad inuu kordhiyo miisaaniyadda dagaalka ka dhanka ah ururka Al-shabaab, taas oo ciidamada Mareykanka ee Afrika u […]

February 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Dabkii Xooganaa ee Saakay ka Kacay Suuqa Bakaaraha oo Lagu Guulaystay in La Damiyo (SAWIRRO)

Dabkii xooganaa e saakay aroortii ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goor dhaw lagu guuleystay in la damiyo,iyadoo dab kani uu gaystay qasaaro naf iyo maalba leh. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale ayaa gaaray goobta dabka uu ka kacay, halkaasi oo ay indhahooda ku soo arkeen sida xaalada ay tahay. Sidoo […]

February 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Dhacdo ay Dadku aad Ula Yaabeen oo Ka Dhacday Magaalada Hargeysa

Mid kamid ah Xaafadaha Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa waxaa ka dhacay arin aad dadka uga yaabisay oo loo qaadan waayay. Dhacdadani ayaa la sheegayaa inay ka dhacday guri ku yaala xaafadda Axmed dhagax ee Magaalada Hargaysa, kadib markii gabar aroos ahayd ay si qarsoodi ah wiil ay jeclayd uga dhigatay malxiisad. Malxiisada […]

February 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Maamulka Galmudug oo ku Dhawaaqay Xiliga la Qabanayo Doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi

Maamul goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay xiliga ay dhacayso doorashada maamulkaasi, Iyadoo shalay Madaxweynahihii Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimada Galmudug Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa. Xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegeen inay doonayaan inay qaban qaabiyaan doorashada Madaxweynaha Galmudug. Xildhibaan Faysal Axmed Cabdulle […]

February 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Khasaaro Dhimasho oo ka dhashay Dabkii saakay qabsaday Suuqa Bakaaraha

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qasaaraha ka dhashay dabkii xooganaa ee saakay aroor hore qabsaday qeybo kamid ah Suuqa Weyn Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.Wararka aan ka heleyno Suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in labo qof ay ku dhinteen dabka saakay qabsaday Suuqa Bakaaraha, waxaa sidoo kae lasoo sheegayaa in ay jiraan dad kale oo […]

February 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.comWararkii Ugu Dambeeyay Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha iyo sida hada xaalku yahay (Daawo Sawirada)

  Waxaa saakay aroor hore abaaro 4-tii Subaxnimo dab xogan uu ka kacay qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Bakaaraha, waxa uuna dabkan baa bi’iyy goobo ganacsi oo aad u badan oo kuyaalay Suuqaasi.Dabka ayaa la sheegay in uu ka bilowday meel lagu gado bunka oo ku dhaw suuqa cusub ee Khaliifa, waxa uuna dabku […]

February 27th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Qarax caawa ka dhacay magaalada Jowhar & faahfaahino ka soo baxaya

  Qarax ayaa  goor dhow oo fiidnimadii ah ka dhacay magaalada Jowhar ee gobolka Shabelaha dhexe sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaaladaas.Jugta qaraxan oo laga maqlay magaalada oo dhan ayaa sababay kala carar iyo khal khal ku yimid shacabka magaalada Jowhar. Gaar ahaan kuwii ku sugnaa suuqyada iyo dariiqyada.Wararka ayaa sheegaya in qaraxan […]

February 22nd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented