| | 2 views

Barmuudo.com DEG DEG: Xukuumadda Kheyre Oo Heshay Kalsoonidii Xildhibaannada Golaha shacabka (Imisaa Aqbashay?)

Waxaa haatan soo gaba gabowday kalsooni siinta Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya iyadoo xildhibaanada ay si gacan qaad ah codka udhiibanayen.

Ra’isul wasaaraha DF Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sharaxay siyaasada xukumadiisa iyo waxyaabaha ay qaban doonto kadibna waxaa ay xildhibaanada si gacan taag ah udhiibteen codka.

Waxaa Ogolaatay oo codka kalsoonida siiyay xukumada DF Soomaaliya iney ansaxtahay xildhibaano gaaraya 224

Waxaa diiday xukumada cusub ee RW Kheyre Xildhibaano gaaraya 15 xubnood

Gudoonka barlamaanka ayaa sidoo kale ku dhawaaqay in kaliya Labo xildhibaan ay diideen golaha wasiirada cusub

Sidaas ayay xukumada RW Xasan Cali Kheyre ku heshay codka kalsoonida barlamaanka Soomaaliya.

Kadib Waxaa haatan la dhaarinayaa Golaha Wasiirada Cuusbccr

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26257

Posted by on Mar 29 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented