| | 2 views

Barmuudo.com imiseXildhibaan Ayaa Aqbashay In Codka Loo qaado Xukuumadda Kheyre, Imise Ayaase Diidday?

Goor dhow waxaa cod loo qaaday in Xukuumadda Xasan Cali kheyre Maanta loo qaado codka kalsoonida iyo in qorshada Xukuumadda marka ay xildhibaanada soo aqriyaan ka dib codka loo qaado.

241 Xildhibaan oo xarunta golaha Shacabka Maanta xaadir ku ah ayaa Cod u qaaday waxaana Aqbashay in Maanta Codka loo qaado 220 Mudane, waxaana Diiday 15 Xildhibaan halka ay ka aamuseen 4 Mudane oo ka tirsan Golaha Shacabka.

R/wasaare Xasna Cali kheyre ayaana Hadda wada Aqrinta Qorshaha Xukuumaddiisa Cusub isagoona ka codsanaya Baarlamaanka in ay codka kalsoonida siiyaan si howsha Hortaala dowlada ay u qabsoonto.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26255

Posted by on Mar 29 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented