Home » April 6th, 2017 Entries posted on “April, 2017”

Barmuudo.comMaxaad ka taqaan Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi ..? [Taariikhdiisa Shaqo]

Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir ayaa waxaa maanta loo magacaabay Taabit Cabdi Maxamed. Mas’uulkaasi waxa uu magacaabistan ka hor hayey xilka Ku-xigeenka Safiirka Somalia u jooga Caasimadda dalka Maraykanka ee Washington DC. Taabit Cabdi Maxamed waxa uu La-taliye Madax-bannaan oo Siyaasadeed (An independent Political Advisor)  ahaan kula soo shaqeeyey Hay’addo Dowladeed iyo kuwo aan Dowli […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.comMadaxweyne Farmaajo oo Maareeyaha Dekadda & Garoonka magacaabay (Beelaha helay)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maareeyeyaal cusub u magacaabay garoonka caalamiga ah iyo dekedda magaalada Muqdisho oo ah labada il-dhaqaale ee dowladda Soomaaliya. Maareeyaha dekedda waxaa loo magacaabay Axmed Washington, halka maareeyaha garoonka Muqdisho laga dhigay Yuusuf Jaalle. Labada mas’uul ee la magacaabay ayaa saaxiibo dhow la ah madaxweynaha. Axmed Washington iyo madaxweynaha ayaa […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.comMadaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye ku xigeenka NISA (Beesha uu kasoo jeedo)

War iminka naga soo gaaray xarunta Villa Somalia ayaa sheegaya in Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Kheyre uu magacaabay Taliye ku-xigeenka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka. Wararku waxa ay sheegayaan in xilka Taliye ku-xigeenka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida loo magacaabay C/Fitaax Ibraahim Shaawey oo kasoo jeeda Beesha Hawiye, gaar ahaan Murusade. C/fitaax Shaawey ayaa waxaa […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.comKadib Kulamadii 30-aad – Maxaa Iska Badalay Kala Sareynta Gooldhalinta La Liga – Kooxdeese Ugu Goolal Badan?

Kulamadii 30-aad ee horyaalka La Liga ayaa la ciyaaray xalay iyo habeen hore, inkastoo kooxaha qaar ay kulamo u baaqdeen hadana sida ku qoran diiwaanka waa kulamadii 30-aad, sidaas oo ay tahay isbadal ayaa ku yimid dhanka gooldhalinta. Barcelona iyo Real Madrid ayaa gaaray guulo kala duwan iyagoo si awood leh uga helay sadex dhibcood […]

April 6th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.comRASMI: FIFA Oo Soo Saartay Qiimeynta Bilaha Ee Xulalka, Brazil Oo Hogaanka Qabatay, Holland Oo Hoobatay & Kaalmaha Somalia Iyo Jabuuti.

Hay’adda ugu sareysa kubadda cagta FIFA ayaa soo saartay qiimeynta bilaha xulalka dhanka ragga ee ay mar walba sameyso waxaana laga soo calaameeyay laba dhacdo oo waaweyn oo ah kala ah in kaalinta 1-aad ay soo gashay Brazil 7-sano kadib iyo in Holland ay heshay qiimeyntii ugu xumeyd ebid. Netherlands oo ku fashilmay iney soo […]

April 6th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.comMiyuu Jose Mourinho Horyaalka Premier League U Hogaamin Doona Man United? Dejan Stankovic Ayaa Ka Jawaabaya

Ciyaariyahankii hore Inter Milan iyo qaranka Serbia Dejan Stankovic ayaa huba in macalinkiisii hore Jose Mourinho uu soo celin doono maalmahii guusha ee Red Devils isagoo u sheegay taageerayaasha kooxda iney wax badan ka rajeeyaan “Special One” United ayaa haatan qarka u saaran iney seegto sanadkii labaad oo xiriir ah kasoo muuqashada koobka horyaalada yurub […]

April 6th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.comDaafaca Real Madrid Marcelo Oo Barbareeyay Rikoorka Safashada Halyeygii Real Madrid Alfredo Di Stefano.

Daafaca mayalka adag ee kooxda Real Madrid Marcelo ayaa xalay ka hortagay Leganes waxeyna u aheyd kulankiisii 396-aad ee waayahiisa Los Blancos kulamada rasmiga ah wuxuuna barbareeyay rikoorka halyeeygii Real Madrid ee geeriyooday Alfredo Di Stefano. Daafacaan reer Brazil ayaa yimid Santiago Bernabeu 2006/07 isagoo 18-jir ah, balse guulo badan ayuu kooxda la gaaray mudadiisa.Kadib […]

April 6th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.comTababare Zinedine Zidane Oo Si Faah-Faahsan Uga Hadlay Hab Dhaqankii James Uu Ku Muujiyay Inuu Ka Xun Yahay Badalka.

Real Madrid ayaa guul 4-2 ah ka gaartay Leganes kulan ka tirsan horyaalka La Liga markaas oo ay dib u hanteen hogaanka madama ay saacado ka hor kulankooda la wareegtay Barcelona. James Rodriguez ayaa soo bandhigay caradiisa markii la badalay qeybtii dambe ee ciyaarta kulankii Leganes wuxuuna soo bandhigay sida uu kaga xun yahay inuusan […]

April 6th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.comAqriso Beelaha ay kasoo jeedaan Taliyaasha Cusub ee la magacaabay & Duqa Muqdisho

Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magacaawday xilal isagu jira taliyaal Ciidan iyo sidoo kale xilka Gudoomiyaha gobolka Banaadir, kuwaas  oo lagu saleeyay habka awood qeybsiga beelaha Soomaaliyeed. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isagoo markii ugu horeysay ku labisan dharka ciidanka, wuxuu ka qeyb galay kulanka golaha wasiirada ee lagu magacaabay xilalkan afarta taliye iyo gudoomiyaha […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.comRa’iisal Wasaare Kheyre oo Amarro anshax ah ku soo rogay G. Wasiirada iyo Wasiiro ka careysan

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarro cusub ku soo rogay golaha wasiirada Soomaaliya, isagoo  kulamadii ugu horeeyay isku dayay inuu dhaqan cusub u yeelo wasiirada. Tallaabooyinka adag ee Ra’iisal wasaaraha la yimid ayaa waxaa ka mida 1- In la ilaaliyo xilliga shirka la galeyo, wasiirkii soo daahana uu dib u noqon doono 2- […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented