Home » April 6th, 2017 Entries posted on “April, 2017”

Barmuudo.com War Deg Deg Ah: Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay in dalka uu ku jiro Xaalad dagaal

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Warbaahinta kula hadlay xarunta Madaxtooyada isaga oo xiran dareeska Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa ku dhawaqaay in uu dalku ku jiro xaalad dagaal.Farmaajo oo maanta isbadal weyn ku sameeyay taliyaasha ciidanka qalabka sida ayaa ku dhawaqaay in uu dalka ku jiro xaalad dagaal, waxa uuna Iclaamiyay Madxaweynaha dagaal ka dhan […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.comSidee Muqdisho looga dareemay Magacaabista Taliyaasha Cusub iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ?

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta xilka looga qaaday Taliyaashii Ciidanka Booliiska, Nabad Sugida, Milatariga iyo Gudoomiyihii gobolka Banaadir.Xil ka qaadista iyo magacaabista uu sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn looga dareemay magaalada Muqdisho, waxaana fadhi ku dirirka goobaha dadku isugu yimaadaan qabsaday isbadalka lagu sameeyay Taliyaasha ciidanka iyo […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.comDEG DEG: MD Farmaajo oo xilkii ka qaaday Guddoomiyiha Gobolka Banaadir

War hadda na soo gaaray ayaa waxaa uu sheegayaa in xilkii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho laga eryay Yuusuf Xuseen Jimcaale “Madaale”.  Maalmihii u damebyaya waxaa la hadal hayay in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Maxmaed Farmaajo uu wado in uu xilka ka qado Guddoomiye Madaale. Xilka waxaa loo magacaabay Sida warar ku ay sheegayaan Taabit […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.comWAR DEG DEG AH: Wariyaasha oo hadda looga yeeray Villa Somalia

Wararkii ugu damebyaya ee naga soo gaara Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in hadda uu socdo kulanka khamiislaha ah ee golaha wasiirada Dowlada federaalka. Kualanka ayaa waxaa la sheegay in Golaha Wasiirada ay ku ansixiyeen Shaqsiyaad Madaxweynaha iyo R/wasaare kheyre ay isla garteen in xilka laga qaado kuwaas oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com xOG: Maamul Goboleedyada Iyo Sida Loogu Qeybiyey Kumaandoosta Uu Turkiga Tababari Doono

Dowladda Tukiga ayaa dhowaan magaalada Muqdisho ka bilaabi doonta tababarka ciidamo Kumaandoos ah oo isku dhaf ah, walibana qaranka Soomaaliyeed yeelanayo. Wakaaladda wararka ee barmuudo.com ayaa soo ogaatay tirada rasmiga ah ee maamul goboleedyada ku yeelan doonaan ciidamadaan, waxaana ciidankaan markii laga keeno maamul goboleedka aaney dib ugu laaban doonin halkaasi. Waxay ka shaqeyn doonaaan […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.comLA OGAADEY: Muxuu La Aamusan Yahay Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo Farmaajo?

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa is weydiinaya waxa madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu la aamusay muddooyinkaan dambe. Farmaajo ayaan ka hadal dhacdooyin badan oo dalka ka dhacay, sida qaraxyo waaweyn iyo kuwo kaleba, dilala qorsheysan iyo sidoo kale dhacdooyin u baahnaa in aan laga aamusin. Ilo ku dhow Farmaajo, kuna sugan Villa […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.comXOG: Maamulka Hirshabelle oo go’aan lama filaan ah ka qaadanaya Dowladda Farmaajo

Maamulka Hirshabelle ayaa haatan waxa uu damacsan yahay in go’aan lama filaan ah ka qaato dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo. Maamulka Hirshabelle ayaa u arka dowladda Farmaajo in caqabad weyn ay ku tahay maadaama ay waxyaabo badan kahor istaageen. Waxa ay aad uga carreysan yihiin arrinta ku aadan diidmada DFS ee dhismaha garoonka Cisaley. Madaxweyne […]

April 6th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented