Home » May 29th, 2017 Entries posted on “May, 2017”

Kooxda Barcelona Oo Soo Bandhigtay Maaliyadeeda Cusub Ee 2017-18 & Heshiiska Shirkada Cusub

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay maaliyada ay ku ciyaaridoonta xilli ciyaareedka soo socda,waxaana kooxda ay soo bandhigtay maaliyad nashqad ahaan ka bedelan sidii hore. Barcelona ayaa barteeda Twitter-ka ku xaqiijsay maaliyada 2017-18, waxaana Maaliyada Barcelona lagu qiyaasay $17 billion. Barcelona ayaa la ogyahay in heshiis ay la gashay shirkad cusub waxaana Rekutan shirkada lagu magacaabo ayey heshiis la […]

May 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maxaa U Qorsheeysan Goolhaaye Joe Hart Xilli City Ay Ku Dhowdahay Inay Keensato Goolhaaye Kale

    Manchester City ayaa  si fiican kaga muuqata suuqa kala iibsiga waxaana kooxda Macalin Pep Guardiola ay lasoo wareegeysaa ciyaaryahano muhiim xilli kooxda laga dirayo xidig kale. Manchester City waxaa ay hada ku dhowaaneysa inay ku dhawaaqdo saxiixa ciyaaryahan Emerson oo kamid ah xidigaha kooxda Benica. Laakiin wiilka uu amaahda ku diray Guardiola ee […]

May 29th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

TOP 10 Ederson Moraes Oo Manchester City Ka Dhigikarta Goolhaaya Ugu Qaalisan Kubada Cagta & 10 Goolhaaye Ee Hada Ugu Qaalisan Kubada Cagta

  Manchester City ayaa ku dhow in saacadaha soo socda ay ku dhawaaqdo saxiixa goolhaayaha kooxda Benfica Ederson Moraes. Macalin Pep Guardiola ayaa xidigaan damacsan inuu la dagaal geliyo Bravo maadaama kooxda laga diray Capalero, waxana uu Guardiola damacsan yahay in xidigaan uu ku gaba gabeeyo lacag dhan £35m. 23-sano jirkaan ayaa diyaar gaar ah usoo qaaday […]

May 29th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

WARBIXIN+TOP 10: Paul Pogba, Di Maria, Kevin De Bruyne & 10 Xidig Ee Ugu Qaalisan Kubada Cagta Kuwaasi Oo La Keenay Horyaalka Primer League

  Dhawaan Manchester City waxaa ay lasoo wareegtay ciyaaryahanka kooxda Monaco Bernando Silva kaasi oo kamid  noqday liiska xidigaha ugu qaalisan ee kusoo biiray Primer League. Kooxda Manchester City ayaa liiskaan waxaa ay ku leedahay xidigo badan waxaa sidoo kale wax ku leh Mancheseter United. Sanadihii dambe kooxda Manchester United ayaa suuqa ku qarash gareeyneysey […]

May 29th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle oo gaaray Cadaado

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug. Wafdiga Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle ahna Ku simaha Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya munaasabada caleema saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Wafdigan Madaxweyne Kuxigeenka oo ka ambabaxay magaalada Jowhar ayaa waxaa qeyb ka ah Guddoomiye […]

May 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaankii ka soo horjeestay Axmed Madoobe iyo sababtii uu ku waayay xilkiisa

Xildhibaan C/qaadir Ibraahim Cali iyo Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland ayaa dhowaan dhaliil u jeediyay maamulka uu hoggaamiyo Axmed Madoobe. Shir jaraa’id oo ay labada Xildhibaan ku qabteen todobaadkii hore magaalada Muqdisho ayay kaga hadleen xaalada dhabta ah ee ka jirta Jubbaland, iyagoo caddeeyay in nidaam caddaalad darro, kali talisnimo iyo […]

May 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka oo ka hadlay sababihi ay u degi weyday diyaarada Turkish

Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad ayaa ka hadlay sababihii keenay in saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ay u degi weydo diyaarada Turkish Airlines, taasoo dib u dhac iyo rafaad badan la kulmeen rakaabkii ay keeni laheyd garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegay in sababta diyaarada ay u degi […]

May 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Cadaado Gaaray

Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland iyo  wafdi ay hoggaaminayaan  ayaa waxa ay gaareen Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug. Wafdiga Madaxweynayaasha ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Saraakiil Ciidan iyo xubno kale. Ujeedka ay  u tageen Magaalada Cadaado ayaa waxa u yahay ka qeyb galka […]

May 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Faahfaahin Nabad Suggida oo Muqdisho ku toogtay nin Shabaab ah

Ciidamada Nabad Suggida Somaliya ayaa goor dhaw suuqa Bakaaraha waxa ay ku toogteen nin ay sheegeen in uu  ka tirsanaa Al Shabaab, kaasi oo watay Bistoolad. Saraakiil ka tirsan Hay’adda Nabad Suggida ayaa Risaala waxa ay u sheegeen ciidamada ammaanka inay toogteen ninkaasi oo watay Bistoolad nooca Makaarufta loo yaqaan. Dilka ninkaan ayaa wuxuu ka […]

May 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Sawirrada Wafdiga Gaaray Magaalada Cadaado

Barmuudo.com: Madax kala duwan oo ay ka mid yihiin Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland , Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa maanta gaaray Cadaado.   Xafiiska barmuudo ee muqdisho W/Q Adijibar Bocor Tell:0615955027/0615749191

May 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented