| | 2 views

Kooxda Barcelona Oo Soo Bandhigtay Maaliyadeeda Cusub Ee 2017-18 & Heshiiska Shirkada Cusub

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay maaliyada ay ku ciyaaridoonta xilli ciyaareedka soo socda,waxaana kooxda ay soo bandhigtay maaliyad nashqad ahaan ka bedelan sidii hore.

Barcelona ayaa barteeda Twitter-ka ku xaqiijsay maaliyada 2017-18, waxaana Maaliyada Barcelona lagu qiyaasay $17 billion.

Barcelona ayaa la ogyahay in heshiis ay la gashay shirkad cusub waxaana Rekutan shirkada lagu magacaabo ayey heshiis la galeen.

Barcelona ayaa dhanka kale soo muujisay dhamaan seddex nuuc ee maaliyadeeda waxaana kooxda Barcelona ay isku diyaarineysaa inay ku ciyaarto kulamadeeda soo socda.

Barcelona leaked kits

 

Xafiiska barmuudo ee muqdisho
W/Q Abaas siciid
Tell:0615955027/0615749191

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26442

Posted by on May 29 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented