| | 1 views

TOP 10 Ederson Moraes Oo Manchester City Ka Dhigikarta Goolhaaya Ugu Qaalisan Kubada Cagta & 10 Goolhaaye Ee Hada Ugu Qaalisan Kubada Cagta

 

abaas

Manchester City ayaa ku dhow in saacadaha soo socda ay ku dhawaaqdo saxiixa goolhaayaha kooxda Benfica Ederson Moraes.

Macalin Pep Guardiola ayaa xidigaan damacsan inuu la dagaal geliyo Bravo maadaama kooxda laga diray Capalero, waxana uu Guardiola damacsan yahay in xidigaan uu ku gaba gabeeyo lacag dhan £35m.

23-sano jirkaan ayaa diyaar gaar ah usoo qaaday xidigaan waxaana ciyaaryahankaan uu maridoonaa maanta tijaabada caafimaadka.

Hadaba Booskee Ayuu Soo Gelidoonaa Xidigaan & Sidoo Kale Liiska Goolhaayaasha Ugu Qaalisan Kubada Cagta.

1-Gianluigi Buffon  £ 33m. Parma to Juventus.

2-Manual Nuer £ 19m Schalke  to Bayern Munich.

3-David De Gea  £ 18 Atletico Madrid to Manchester United.

4-Claudio Bravo  £ 17m Barcelona to Manchester City.

5-Angelo Peruzzi  £ 15.7m Inter Milan to Lazio.

6-Jasper Cillessen £ 12.8m Ajex to Barcelona.

7-Jan Oblak £12.6m Benfica to Atletico Madrid.

8-Hugo Lloris £11.8m Lyon to Tottenham.

9-Peter Cech £ 10.9m Chelsea to Arsenal.

10-Fraser Forster £ 10 Celtic to Southampton

Xafiiska barmuudo ee muqdisho
W/Q Abaas siciid
Tell:0615955027/0615749191

 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26436

Posted by on May 29 2017. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented