| | 0 views

WARBIXIN+TOP 10: Paul Pogba, Di Maria, Kevin De Bruyne & 10 Xidig Ee Ugu Qaalisan Kubada Cagta Kuwaasi Oo La Keenay Horyaalka Primer League

abaas

 

Dhawaan Manchester City waxaa ay lasoo wareegtay ciyaaryahanka kooxda Monaco Bernando Silva kaasi oo kamid  noqday liiska xidigaha ugu qaalisan ee kusoo biiray Primer League.

Kooxda Manchester City ayaa liiskaan waxaa ay ku leedahay xidigo badan waxaa sidoo kale wax ku leh Mancheseter United.

Sanadihii dambe kooxda Manchester United ayaa suuqa ku qarash gareeyneysey lacag badan waxaana dhacday in xidigo badan ay ku lahaadaan.

Di Maria ayaa marka hore heeystay liiskaaan waxaana booska kala wareegay Paul Pogba kadib markii United ay lacag waali ah kula soo wareegtay.

Xafiiska barmuudo ee muqdisho
W/Q Abaas siciid
Tell:0615955027/0615749191

 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26433

Posted by on May 29 2017. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented