Home » May 25th, 2017 Entries posted on “May, 2017”

CAJIIB: Manchester United Oo Damacsan In Manchester City Ay Ka Dulqaado Mid KAmid Ah Xidigaha Ugu Wanagsan Ee Ac Milan

Kooxda Manchester United ayaa dalab xoogan usoo dirtay kooxda Ac Milan waxaana ay United dooneysaa inay lasoo wareegto ciyaaryahanka lagu magacaabo Gianluigi Donnarumma kaaasi oo kooxdiisa wax badan ka caawiyey waxaa sidoo kale jirta in xidigaan kooxo badan ay baadi goobayaan. Macalin Jose Mourinho iyo Manchester United ayaa qorsheeynayaan in xidigaan ay ku dalbadaan lacag dhan €75m […]

May 25th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

RASMI: Yaa Loo Doortay Xidiga Ugu Wanaagsan Ee Kooxda Real Madrid Xilli Ciyaareedkaan(Raali Ahaada BBC)

Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid Isco ayaa loo doortay ciyaryahanka ugu wanaagsan  ee Real Madrid waxaana xididgaan uu sameeyey qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaaredkaan. Biladaan ayaa Isco lagudoonsiiyey markii ugu horeeysey waxaana ciyaaryahankaan uu muujiyey awoodiisa iyo sidoo kale tayada uu ku leeyahay kooxda Real MAdrid. 25-sano jirkaan ayaa qaab ciyaareed wanaagsan kusoo […]

May 25th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in Garoonka diyaaradaha uu shaqeyn doono habeen iyo maalin

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shalay gelinkii dambe ku xiran dhabbaha ay ka duulaan diyaaradaha nalalka iftiimiya, kaasoo suura gelinaya in garoonka uu shaqeeyo habeenkii. Nalalka iftiimiya garoonka ayaa waxaa todobaadkan lagu wareejiyay Wasaaradda Gaadiidka, cirka iyo dhulka, kaddib markii dowladdu soo iibsatay, isla markaana u keentay shirkadda Favori ee laga leeyahay dalka […]

May 25th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maxkamadda ciidamada oo dil ku fulisay ninkii dilay Taliyihii Nabadsugida Gobolka Sh/Dhexe

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ku fulisay Yuusuf Xuseen Maxamuud oo ahaa ninkii dilay Taliyihii Nabadsugida Gobolka Sh/Dhexe C/wali Ibraahim Maxamed. Taliyihii Nabadsugida Gobolka Sh/Dhexe ayaa la dilay 21-kii bishii June ee sanadkii hore, xilli lagu guda jiray bisha Ramadaan, waxaana dilka uu dhacay xilligii loo fadhiyay afurka. Yuusuf Xuseen Maxamuud ayaa […]

May 25th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaalo culus oo shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo u dhaxeyeay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab. Dagaaladan ayaa ka dhacay deegaanka Nambar 50 iyo Muuri, waxaana ay daba socdeen dagaalo horay uga dhacay deegaankaas. Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay dhowr […]

May 25th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Manchester United oo ku guuleysatay Koobka Europe League

Kooxda Kubadda Cagta ee Manchester United ayaa ku guuleysatay Koobka Europe League, kaddib markii ay 2-0 uga badisay Kooxda Ajax ee ka dhisan dalka Holland. Ciyaarta Finalka oo xalay ka dhacday garoonka Stockholm ee dalka Sweden ayaa Manchester waxay ugu suura gelisay inay ka mid noqoto kooxaha ka qeyb galaya Tartanka Champions League. Goolasha ay […]

May 25th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Waxaa maanta magaalada muqdisho gaar ahaan xarunta dhexe ee radio wadaag ee magaalada muqdisho lagu sameeyay isku aad tartanka degmooyinka dalka iyo iskuulada gobalka banaadir

Tartanka ramadaanka ee idaacda wadaag ee magaalada muqdisho ayaa waxaa maqanta loo sameeya ugu horeyn degmooyinka gobalka banaadir sida tan ayeyna isku aadeen degmooyinka 1:warta nabada——–balcad 2:hilwaa———–caddale 3:dharkeyleyn——-buurhakaba 4:abdi asiis———-wadajir 5:x/jajab——galcad 6:h/wadaag——-shangaani 7:boondheere ——–dirri 8:deyniile——–afgooye 9;galhareeri——waaaberi 10:kaaraan———kaxda 11;shibis———–yaaqshiid 12: aadan yabaal———runner good  Xafiiska barmuudo ee muqdisho W/Q Abaas siciid Tell:0615955027/0615749191

May 25th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidanka Booliska oo la wareegay qalab Dowladda Japan ay ugu deeqday

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa maanta la wareegay qalab Booliska loogu deeqay oo ka yimid Dowladda Japan oo ka mid ah Dowladaha taageera ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Qalabkaan oo isugu jira gaadiidka Ciidanka ay isticmaalaan iyo Mootooyinka iyo qalab kale, waxaa la wareegay Taliyaha Ciidamada Booliska General C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) iyo Wasiir ku xigeenka amniga. Taliyaha […]

May 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Beelweynta habargidir oo iyo murusade oo kulan muqdisho ku yeeshay

labadaan beelood oo muqdisho kulan yeeshay ayaa taageero u fidiyaya dowlada faderaalka soomaliya ayaana sheegay in dowlada la garab isstaago lana taageero dowlada maadaama dowlada cusub oo cusub sidaasna ey goaan ku gaareen in dowlada la garab istaago inta laga hor imaan lahaa dowlada cusub ee soomaaliya dowlada faderaalka soomaliya ayaa sheegeenin in dowlada aan […]

May 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

8 ka mid ah Guddoomiyeyaasha degmooyinka G/Banaadir oo heysta Baasaboor Ajnabi

Iyadoo xalay la magacaabay illaa 14 Guddoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa soo baxaya in 8 ka mid ah Guddoomiyeyaashaas ay yihiin qurbo-joog, kuwaasoo heysta baasabooro ajnabi. Tani ayaa noqoneysa tiradii ugu badneyd oo madax ka noqda degmooyinka Gobolka Banaadir, taasoo dad badan su’aal ka keeneen aqoonta iyo waayo aragnimada ay xilligan u yeelan […]

May 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented