Home » June 24th, 2017 Entries posted on “June, 2017”

Xaqiiqooyinka Rasmiga ee Sababta u ah Qaraxyada ka dhaca Muqdisho

Waxaa isa soo taraya dhaliilaha loo jeedinayo hay’adaha amniga ee ka hawlgala Magaalada Muqdisho, ka dib markii ay Shabaabku kordhiyeen weerarada ay ka gaysanayan Caasimadda. C/waaxid Siraaji oo ah Sarkaal muddo toban sano ahi u soo shaqaynayay Booliska Gobolka Minnesota ee Wadanka Mareykanka, ayaa faah faahin ka bixiyay waxa ka khaldan laamaha ammaanka ee Magaalada […]

June 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Paul Pogba Oo Taageero Layaableh U Muujiyay Goolhayaha Dhibaataysan Ee Gianluigi Donnarumma Oo Colaad Xumi Dhex Marayso Jamaahiirtiisa AC Milan.

Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa kubbada cagta aduunka ugu baaqay in ixtiraam wayn loo muujiyo isla markaana si fiican loola dhaqmo goolhayaha xaaladu ku xun tahay ee Gianluigi Donnarumma kaas oo saxaafada ka sheegay in aanu wax heshiis ah u saxiixi doonin kooxdii soo saartay ee AC Milan. […]

June 19th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

DEG-DEG: Man City Oo Dalab Ka Gugdbinaysa Gool Dhaliyaha Borussia Dortmund Ee Pierre-Emerick Aubameyang Si Ay Kooxaha PL Ugu Garaacdo.

Kooxda Manchester City ayaa diyaarinaysa dalab ay ka gudbiso gool dhaliyaha kooxda Borussia Dortmund iyo xulka qaranka Gabon ee  Pierre-Emerick Aubameyang. Shalay ayay soo baxday in  Pierre-Emerick Aubameyang uu u furan yahay in uu Premier Leaque-ga u dhaqaaqo waxaana markaas la sheegay in uu doonayo sidii uu Jurgen Klopp ugula shaqayn laaha Liverpool. Laakiin war […]

June 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

XASAASI: Shacabka Muqdisho oo ku dhagan Farmaajo,Dowladiisa oo Caqabad ku ah Dukaameysiga Ciida

Iyadoo maalmahan Magaalada Muqdisho dadka si weyn ay isugu diyaarinayaan Ciida oo suuqyada Magaalada ay buux dhaafiyeen dadweyne kala duwan oo ka yimid xaafaddaha Magaalada, ayaa shacabka waxaa haysata caqabad weyn oo masuuliyadeeda ay leedahay dowladda Federalka Somaliya.   Habeen hore ayaa Magaalada waxaa ka bilowday hawlgal wado jaris ah oo guud ahaan lagu goynaayay […]

June 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xiisada Khaliijka: Ciidamadii ugu badnaa oo ka dagay Doha & Xulafada Sacuudiga oo…

Ciidamada dalka Turkiga ayaa waxa ay gudaha u galeen dalka Qatar, iyadoo ay taagan tahay xiisada u dhaxeysa dalalka khaliijka oo si weyn ugu kacsan dalka Qatar, xiriirkana ay u jareen.   Cutubyo ka tirsan ciidamada dalka Turkiga ayaa la xaqiijiyay inay gaareen Magaalada Doha ee dalka Qadar, sida uu Warbaahinta u sheegay Wasiirka Gaashaandhigga […]

June 19th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

XOG CUSUB: Magaca iyo beesha uu kasoo jeedo shaqsigii isku qarxiyey Pizza House

Waxaa soo baxaaya xogo dheeraad ah oo laga helaayo shaqsiyada wadihii Gaariga isku miidaamiyay Pizza House iyo Posh Treats oo ku yaalla agagaarka Isgooyska Banaadir ee Degmada Hodan. Gaariga oo ahaa nooca loo yaqaan Caasiga oo midabkiisu yahay qalin ayaa la xaqiijiyay inuu kasoo baqoolay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, halkaa oo xiliyada Habeenkii ay […]

June 17th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Al-jazeera oo iska badbaadisay shirqoolkii looga dhigay dhanka Twitter-ka

Akoonka Barta Twitterka Aljazeera qeybta Carabiga ayaa dib ugu soo laabtay hawada kadib markii loo ganaaxay cilad Network oo lagu sheegay”an organised campaign”. Akoonkaan oo ay ku xiran yihiin 12 million followers ayaa u xayirmay sabab aan si rasmi ah loo ogeyn aruurtii hore ee Sabtida Maanta ah. Al-Jazeera waxaa laga leeyahay dalka Qatar oo […]

June 17th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Maxaadan Ogeyn oo hadda ka socda Xafiiska Ra’iisal wasaare Khayre ?

Shir xasaasi ah oo amniga Magaalada Muqdisho looga hadlayo, ayaa xilligan ka soconaya Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre.   Shirkan, ayaa waxaa ku sugan Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Wasiirka Amniga Gudaha, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale), Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid), Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), C/laahi Maxamed […]

June 17th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Wakiilka Marco Verratti oo la kulmay PSG (maxay kawada hadleen?)

Wakiilka laacibka reer talyaani ee Marco Verratti ayaa la kulmay masuuliyiin ka socotay kooxda PSG.   Gianluca Di Marzio ayaa baahiyay in wakiilka Marco Verratti uu magaalada Milan kula kulmay agaasimaha ciyaaraha ee kooxda PSG. Wakiilka ayaa u gudbiyay agaasimaha in Marco uu doonayo inuu katago PSG xaggaagan isla markaana uu ku biiro Barcelona.   […]

June 12th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Beel caan ah Oo Hubkeeda Kala Baxday Muqdisho Iyo Hoggaamiyeyaal Caan

Xog hoose oo ay heshay wakaaladda wararka Barmuudo.com ayaa sheegaya in beesha Abgaal Cismaan ay hubkeedii kala baxday magaalada Muqdisho, iyadoo hoggaamiyeyaal badan oo beesha ah ay hubka isku darsadeen, sidoo kalena la baxeen ciidan badan oo Milatari ah. Xogta waxay sheegeysaa in beesha hubkeeda la aadday dhanka gobolka Shabellaha Dhexe gaar ahaan degmooyinka Cadalle […]

June 12th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented