Home » June 12th, 2017 Entries posted on “June, 2017”

DHAGEYSO FADEEXAD: Wasiir sheegay inuu ka shaqeyn la’yahay R/wasaare Kheyre

Wasiir ku xigeenka wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumada Soomaaliya Cabdi Saalax Carmaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qeybo ka mida wasaaradaha ay ka shaqeeyaan dad aan aqoon u laheyn hawsha ay qaranka u hayaan, isla markaana qabiil lagu keenay.   Sidoo kale Cabdi Saalax Carmaan ayaa weerar culus ku qaaday Ra’iisul wasaare Soomaaliya […]

June 12th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

4-Qodob Xasaasi ah oo ay tahay R/wasaare Kheyre inuu hordhigo Madaxda IGAD

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre ayaa maanta u ambabaxay magaalada Adis Ababa si uu uga qeyb galo shir aan caadi aheyn oo dalalka ku jira urur goboleedka IGAD ka yeelan doonaan arrimaha Koonfurta Suudaan, socdaalkaas oo ah kii labaad ee uu dalka dibadiisa ugu baxo tan iyo markii la doortay bishii Febaraayo la soo dhaafay. […]

June 12th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Axmed Madoobe & Shariif Xasan oo Kulan ka dhan ah Farmaajo ku qaatay Khadka Taleefanka

Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa kulan xasaasi ah ku qaatay qadka Telfoonka, waxayna ka wada hadleen arimo khuseeya Madaxweyne Farmaajo, Dhaqaalaha maamuladaasi iyo arimo kale oo muhiim ah. Xogtaan ay heshay Wakaalada Barmuudo ayaa ku warameysa in labadaan Madaxweyne ay u heshiiyeen Farmaajo […]

June 11th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Al-Shabaab oo wax aan la fileyn ka soo Bandhigay Dagaalkii shalay

Al-shabaab ayaa soo bandhigay Sawiradda Gaari Nuuca dagaalka ah ee ay Isticmaalaan Ciidamada AMISOM oo ay sheegeen in ay ku gubeen dagaalkii Shalay ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose. Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaalkii Shalay AMISOM gawaari uga gubeen , islamarkaana ay iska difaaceen. Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab […]

June 11th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

WAR CUSUB: Diego Costa oo xaqiijiyay inuu isaga tagayo Chelsea

Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Diego Costa ayaa qarxiyay war wayn kadib markii uu sheegay in tababare Conte uusan doonayn inuu ka sii ciyaaro Stamford Bridge.   Diego Costa ayaa cadeeyay in tababaraha reer talyaani uu u soo diray fariin uu ugu sheegayo inuusan doonayn inuu ka mid ahaado kooxda Conte uu la soo shirtagayo xiliciyaareedka […]

June 8th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Arsenal oo aqbashay dalab laga soo gudbiyay goolhaye David Ospina

Kooxda Arsenal ayaa la soo sheegayaa inay aqbashay dalab laga soo gudbiyay goolhayaha lambarka labaad ee David Ospina. Wargayska ka soo baxa Turkiga ee Fanatik ayaa baahiyay in kooxda Arsenal ay aqbashay dalab 3 milyan oo Ginni ah oo kooxda Fenerbahce ay ka soo gudbisay goolhayaha reer Colombia. David Ospina ayaa u duuli doona isbuuca dambe […]

June 8th, 2017 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Soomaaliya iyo Hindiya oo is dhaafsanaya Maxaabiis

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysey go’aanka golaha wasiirada India oo ay ku ansixiyeen Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku saabsanaa is-weydaarsiga maxaabiista.   Golaha Wasiirada India oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha India Shri Narendra Modi ayaa ansixiyey dhaqangelinta Heshiiskii Soomaaliya iyo Inida ay kala saxiixdeen ee ku aadanaa in maxaabiista la is-weydaarsado. Dhaqangelinta Heshiiskan […]

June 8th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

DHAGEYSO: Xaalad adag oo soo wajahday shacabka Tiyeeglow

Magaalooyinka Muqdisho, Beledweyne iyo Xudur ayay u barakaceen inta badan shacabkii ku noolaa Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, kadib markii Shabaab bartamihii sanadkii 2016-kii ay la wareegeen Degmadaasi.   Shacabka hada ku nool degmada Tiyeeglow ayaa waxaa ku adkaatay sidii ay ku heli lahaayeen gar gaar bani’aadanimo, waxaana sidoo kale saameeyay Abaaraha dalka ka jira. […]

June 8th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Farmaajo oo helay Lacag aad u badan oo saameyn karta Khilaafka Sacuudiga iyo Qatar

Dowlada Sacuudiga ayaa la xaqiijiyay in malaayiin dollar ay ugu deeqday dowlada Somalia, ee uu hogaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo.   Lacagtani malaayiinka ah ayaa waxaa bixiyay Boqortooyada Sacuudiga, taa oo loogu tallo galay in lagu kordhiyo miisaaniyadda xukuumadda ee sanadkan 2017.   Lacagtani ayaa cadadeeda lagu sheegay inay gaareyso 50 Milyan oo Dollar, waxa ayna timid kadib markii ay dalbatay dowlada Federaalka ah […]

June 8th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Al-Shabaab oo kaarto cusub la soo baxay(AMISOM & Ciidamada dowlada oo hurdada loo diiday)

Dagaalameyaasha Hubeeysan ee Al-shabaab ayaa Xalay dagaal Xoog leh ku qaaday Degmada Mahaddaay Ee Gobolka Shabellaha Dhexe oo ay Fariisimo ku leeyihiin Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika ee AMISOM.   Dagaalka ayaa qaatay Mudo Saacado ah,waxaana labada Dhinac dhexmaray Dagaal la isku adeegsaday Hubka Nuucyadiisa kala duwan.   Saraakiil ka tirsan Ciidamada […]

June 8th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented