| | 8 views

dhalinta oo baryaahan danbe cadaadis kaga yimaaday lamaana hooda

mudoo yiin kii danbe waxaa dhalin fara badan cadadis kaga yimaaday qofka ay yihiin xiriir wadaaga waxaa la ar kay ku dhawaad 10000 dhalin oo cadaadis saaran cadaadiskaas ma ahan hal dhinac kaliya waa 2 dhinac ragga iyo dumarka

waxaana soo korotay

tell kaaga waa biisi

maxaa iiso wici weysay 

sawirkaaga iso dir

intee u socotaa 

iyo hadalo badan oo intaa kadan

waxaa xaqiiqo ah hadii hadaladaas lis dhihin in uu xariirka yaraanayo

in kastoo dhalinta ay jecel yihiin in free laga dhigo balse in free lagaa dhigo waxaa ka roon in sidan laguu bar baaro waa xaqiiqo

hadii ay ku heysato dhiaabto noocan fadlan u dulqaado

www.barmuudo.com in mogdisho

mustaf yare

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26759

Posted by on Aug 21 2017. Filed under Arimaha Bulshada. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented