| | 4 views

Mareykanka:- Qoraxda Oo Madoobaatay

BARMUUDO.COM:- sida ay baahinayaan Tv-yada waaweyn iyo wargeysyada caalamka waxa madoobaatay qoraxda dalka mareykanka oo ay watigan u tahay xilli galab ah.

 

Dadka muslimiinta ayaa Masaajodada dalkaasi mareykanka ka wada Alla tuug waxaana sidoo kale culamadu ay ku baaqeen in la tukado salaadda sunnada ah ee Alle lagu tuugayo.

 

Tvga Aljazeera ayaa baahiyay vidowga maagaalooyinka waaweyn ee dalkaasi oo ay dadku isku soo baxeen iyadoo ay xaaladu weli aad u adagtahay wixii kusoo kordha arimahaasi kala soco Barmuudo.com.

 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26797

Posted by on Aug 22 2017. Filed under Wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented