| | 0 views

Alexis Sanchez Oo Qirtay In Uu Xiiso U Qabo Kubiirista Manchester City

BARMUUDO.COM:- Xidiga reer Chile iyo kooxda kubadda Cagta ee Arsenal ninka lagu magacaabo Alexis Sanchez ayaa sheegay in uu xiiso balaaran u qabo u dhaqaaqista kooxda reer England Manchester City.

 

Xidigan oo wareysi gaar ah siiyay Tv-ga BT-sport ee ka faalooda arimaha cayaaraha ee laga leeyahay dalkaasi Ingiriiska ayaa sheegay in uu doonayo in uu ka dhaqaaqo garoonka Emirates isaga oo sheegay in uu daneenayo u dhaqaaqista garoonka Ethihaad Stadium ee ay ku cayaarto Man City.

 

Alexis Sancehez oo horey uga soo cayaaray kooxda weyn ee Barcelona ayaa hadda niyad wanaagsan aan ku joogin kooxda Gunners oo uu xidiga ka tirsanyahay waxayna Maamulka Arsenal ay isku dayayaan in ay xidiga ceshadaan.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26849

Posted by on Aug 23 2017. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented