| | 2 views

Liverpool Oo Sheegtay In P.Coutinho Uusan Iib Ahayn

BARMUUDO.COM:- Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ee ka dhisan gobolka Mersideka ee dalkaasi Ingiriiska ayaa ugu danbeyntii u sheegtay dhigeeda Barcelona in laacibkeeda Philipe Coutinho uusan iib ahayn.

 

Liverpool ayaa sheegtay in 25 jirkan reer Brazil uusan iib ka ahayd garoonka Anfield islamarkaana uu kooxda sii joogi doono sanadaha soo aadan.

 

Barcelona ayaa tan iyo markii ay fasaxday laacibkeeda Neymar waxa ay suuqa kala iibsiga ka baadi goobeysaa laacibkii badali lahaa xidigaasi.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26834

Posted by on Aug 23 2017. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented