| | 0 views

AKHRISO” Isku aadka wareegga Guruubyada ee Champions league

BARMUUDO.COM:- Xiriirka kubadda cagta ee qaaradda yurub ayaa sameeyay isku aadka wareegga guruubyada ee qaaradda yurub.

Isku aadka qaybta guruubyada Champion-ka waxaa kasoo baxeen kulamo waa weyn ayadoo kooxaha Yurub ugu caansan qaarkood hal guruub la wada galiyay sida Juventus Vs Barcelona, Bayern Vs PSG, Atletico Madrid Vs Chelsea iyo Real Madrid vs Dortmund.

Guruub-ka dhimashada waxaa noqday H madaama la isugu keenay Real Madrid, Dortmund iyo Tottenhan.

Sidoo kale Guruubka aan la liidanin waa midka ay ku wada jiraan Chelsea, Atletico Madrid iyo AS Roma.

Fadlan hoos kaga bogo isku aadka Champion-ka qaybtiisa Guruubyada oo dhameestiran:

Group A:

Benfica

Manchester United

FC Basel

CSK Moscow

Group B:

Bayern Munich

PSG

Anderlecht

Celtic

Group C:

Chelsea

Atletico Madrid

AS Roma

Qarabag

Group D:

Juventus

Barcelona

Olympiacos

Sporting Lisbon

Group E:

Spartak Moscow

Sevilla

Liverpool

Moribor

Group F:

Shaktra

Man City

Napoli

Feyenoord

Group G:

Monaco

FC Porto

Besiktas

RB Leipzig

Group H:

Real Madrid

B. Dortmund

Tottenham

Apoel FC

Sponsored by Revcontent

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26888

Posted by on Aug 26 2017. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented