| | 2 views

Xog:- Liverpool Vs Arseal (Super Sumday)

BARMUUDO.COM:-   (Liverpool) 27 Agoosto 2017. Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa isku wajihi doona Anfield kulan ka tirsan Premier League-ga.

Labadan naadi ayaa ka mida kooxaha loolanka adag ololahan ugu jira hanashada horyaalka.

Inta badan goolal ayuu ballan qaadaa kulanka u dhexeeya Reds iyo Gunners.

 

Liverpool

– Nathaniel Clyne wali wuu ka maqan yahay Liverpool

– Trent Alexander jug ayaa soo gaartay bartamihii toddobaadkan balse ciyaarta kahor ayaa tijaabo laga qaadi doonaa

– Philippe Coutinho   riyadiisii ahayd ku biiridda Barcelona dharbaaxo ayaa ku dhacday waxaana laga yabaa in uu dhawaan kulamada Reds-ka qeyb ka noqdo

-QOfka dadabka biddix ku soo bilaabanaya ayaa dood ka taagan yahay waxa ayna u badan tahay Andrew Robertson oo bandhig wacan la yimi bilowgii ololahan

Arsenal

– Laurent Koscielny waa diyaar kulankan

– Alexis Sanchez wuu u soo laabtay Arsenal dhaawac uu ku maqnaa kaddib

– Jack Wilshere wali taam buuxa uma aha kulamada halka Calum Chambers uu dhaawac ka qabo gumaarka

– Joel Campbell iyo Santi Cazorla waa dhaawac

RAADRAAAC

-Liverpool guuldarro lama kulin 26 ka mida 28kii kulan ee ugu dambeeyey Premier League-ga (Gaar ahaa n kulamada gurigeeda.)

-Liverpool 5 ka mida 6dii kulan ee ugu dambeeyey shabaqeeda wey ilaashatay

 

 

Gegida: Anfield

Saacadda Geeska Africa: 6Pm

Dhex dhexaadiyaha: Martin Atkinson

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26905

Posted by on Aug 27 2017. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented