| | 1 views

DEG-DEG:- Amisom oo qof shacab ah ku dishay Degmada Afgooye

BARMUUDO.COM:- Wararka anu ka heleyno Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose,ayaa waxa ay ku soo waramayaan in Goordhaw Halkaas lagu dilay Nin la sheegay in uu aha qof shacab ah sida ay inoo shegeen Dadka Degaanka.

Raga dilka geystay ayaa lagu sheegay in ay ahayeen Ciidamada Amisom, islamarkaana Ruuxa la dilay uu dhagax uu ku tuuray Ciidamada ka dibna ay  Toogteen Ciidamada Dowlada,waxana aan la ogeen ilaa iyo hada Sababta ka dambeysay in ninkaai uu dhagaxa ku tuuro Amisom.

Ruuxa la dilay ayaa lagu sheegay in uu ahaa Ruux Shacab ah oo ka mid ah Dad Degaanka.

Waxana Goobta Meydkiisa ka qaaday Eheladiisa,ilaa iyo hada kama aysan hadlin Masuu”liyiin Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26938

Posted by on Aug 29 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented