| | 3 views

Diaayaradihii duqeeyay Gobolka Bari oo la sheegay in ay laayeen Xoolo badan

BARMUUDO.COM:- waxa maalmo ka hor degmada Caluula ee gobolka Bari diyaarado aan la ogeyn halka laga leeyahay duqeymo ka xoolo badan lagu laayay ka fuliyay halkaasi.

 

Qof  kamid ah dadka deegaanka ayaa BARMUUDO.COM u xaqiijiyay in duqeynta loo geystay xoolo fara badan oo isugu jira  Geelal, Lo’ iyo Ari.

 

Si joogta ah waxa diyaaradaha dagaalka ay duqeymo uga fuliyaan deegaanada iyo gobolada dalka waxaana duqeymahaasi ay khasaaro ka soo gaartaa badi dad shacab ah iyo xoolo.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26950

Posted by on Aug 29 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented