| | 5 views

Man City iyo Real Madrid oo isku haysta Harry Kane

BARMUUDO.COM:- Kooxaha reer England iyo Spain ayaa la ogaaday in ay isku haystaan saxiixa heerka caalami ee  xulka England iyo Kooxda Tottenham hotspur Harry Kane.

 

90 Milyan oo Euro ayaa lagu qiimeeyaa xidigan waxaana labada koox ay diyaarla yihiin in ay adeegsadaan lacagtan inta aan la xirin suuqa kala iibsiga.

Tottenham Hotspur ayaa la aaminsanyahay in aysan si sahlan ku dhiibi doonin laacibkooda maadaama uu yahay laf dhabar ay ku tashadaan.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26963

Posted by on Aug 29 2017. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented