| | 10 views

Mas’uul katirsanaa Somaliland oo ka jawaabay xil ka qaadis lagu sameeyay

BARMUUDO.COM:- Waxa Xalay Wareegto ka soo baxday Xafiska Madaxweyne ku Xigeenka Maamul Goboledka Soomaaliland,C/Raxmaan Seylici Xilka looga qaaday Gudoomiyihii Gobolka Awdal Mustaf Cabdi Ciise Shiine,iyadoona Madaxweyne ku Xigeenka uu sheegay in uu ka soo bixiwayay Shaqadii Loo idmaday.

Ayaa waxa arintaas ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustaf Cabdi waxa uuna sheegay in Madaxweyne ku Xigeenka uu Xilka uu ka qaadi Karo,Laakin waxa uu Carbka uu ku dhuftay in Madaxweynaha uu Xilka qaadistiisa uu si sharci ah uu soo marin,islamarkaana waxa uu tilmaamay Gudoomiyaha in hada Madaxweynaha Soomaaliland uu Dalka uu ka maqan yahay.

Gudoomiyaha ayaa ku Xoosta ka xaariiqay in Madaxweyne ku Xigeenka Xaq u leeyahay balse marka uu madaxweynaha soo laabto ayuu shaqada igu celin ama iga qaadi doonaa” ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Awdal.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26952

Posted by on Aug 29 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented