| | 2 views

Sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab oo isku soo dhiibayciidamada DFS

BARMUUDO.COM:- Maamulka Garbahaareey ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku hayaan sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab.

Maamulka Garabahaareey ayaa sheegay in shaqsigan uu iskiisa isku soo dhiibay baaritaana ay ku wadaan waxayna sheegeen in Al-shabaab looga yaqaano Al-mujaahid.

 

Shaqsiga isa soo dhiibay ayaa la sheegay in loo soo gudbin doono dowladda Federaalka Soomaaliya islamarkaana la siin doono magan galyo sida ay BARMUUDO.COM u xaqiijiyeen maamulka Magaalada  Garbahaareey ee G/Gedo.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26951

Posted by on Aug 29 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented