| | 0 views

Semi-Final:- Hilwaa iyo Waaberi oo isku aaday

BARMUUDO.COM:- Boondheere iyo Wadajir ayaa isaga haray tartanka degmooyinka gobolka Banaadir kaasoo si xiiso leh u  soconaya.

Tartanka ayaa maraya heer gaba gaba ah waxaana lasoo afmeeri  doonaa asbuuca soo aadan.

Wabari ayaa riggoorayaal uga soo badisay Boondheere,halka Hilliwaa ay 3-0 ku dhaaftay degmada Wadajir.

Sida jadwalka ku cad wareega SamiFinalka waxaa is wajihi doono degmooyinka Wabari iyo Hilliwaa, iyagoo ku ciyaari doono garoonka Banaadir.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26947

Posted by on Aug 29 2017. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented