| | 6 views

Turkiga oo digniin u diray Maamulka Yahuudda

BARMUUDO.COM:- Madaxweynaha dalka Turkiga Mr:- Rajib Dayib Ordogan oo si kulul uga hadlay xadgudubyada ay yahuudda ka wadaan dhulka reer Falastiin ayaa sheegay in aan loo dul qaadan dooninin.

Rajib Dayib Ordogan ayaa sheegayin ay khalad tahayin Yahuudda aysi sharci darra ah ay dhismo uga hirgeliso dhulka reer Falastiin isaga oo uga digay in ay ku dhaqaaqaan wax bari ka ah xeerka u degsan Qaramada Midoobe.

Sidoo kale Rajib Dayib ayaa sidoo kale shacabka reer Falastiin u sheegfay in ay heli doonaan xuriyadiyo nolosha ay u baahanyihiin cidna aan loo ogolaan doonin in ay ku xadgudubto.

Maamulka Yahuudda ayaa bilaabay dhismo cusub oo uu ka hirgalinayo dhulka reer Falastiin gaarahaan MagaaladaJerusalam taas oo dad badan ka careysiisay.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26955

Posted by on Aug 29 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented