| | 13 views

Xidig katirsan Arsenal oo ku dhawaanay ku biirista Chelsea

BARMUUDO.COM:- Alex Oxlade Chambarlain oo ah xidig ka cayaara garabka midig ee weerarka kana tirsan kooxda kubadda cagtaee Arsenal una dhashay xulka qaranka dalkaasi England ayaa ku dhawaanaya ku biirista kooxda Arseanl.

 

The Sun wargeyska lagu Magacaabo ayaa baahiyay in 35 Milyan ay Chelsea ku baadi goobeyso xidigan kooxda Arsenal ayaana la aamisanyahay in ay aqbali doonto dalabkaan.

 

Chelsea ayaa isku wada dib udhis balaaran oo ku aadan sidii ay u difaacan lahayd koobka Barclays priemer League waxaana horey ay kooxda usoo iibsatay xidigo dhowr ah.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=26962

Posted by on Aug 29 2017. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented